Waa Imaam Masjid oo ciyaal yaryar kubad kula ciyaaraya gudaha Misaajidka , xilli misaajidka la hagaajinayay. Imaamkan 70 jirka ah ciyaalka wuxuu ku dhiirigalinayaa inay Misaajidka jeclaadaan isagoona kubad kula ciyaaraya , halka ciyaalka Soomalida misaajida qaar laga eryo. Xigasho/ Salmaan kooshin.
Открыть в TelegramAlbaani ²⁴™| قناةالألباني
Cid libinta kaa xigto ma jirto🏃 Sacabna sacabkaaga kagama horeeyo👏Aamin in waxaasi suurogal yihn, Qiimaheeda bixi👊 °#BARNAAMIJYADA_ka_baxa_Kanaalka²⁴° ■Xikmado dahabi ah ■ CASIRIYADA JIMCAHA ■ SHEEKO TAXANE ■SUAALAHA JIMCAHA IWM. SOO DHAWOOW WLLKA✌
Средние просмотры поста по дням
По дню публикации
Показать таблицей
| Дата | Просмотров на пост |
|---|---|
| 31 окт. 2026 г. | 924 |
| 4 нояб. 2026 г. | 798 |
| 6 нояб. 2026 г. | 964 |
| 13 нояб. 2026 г. | 801 |
| 16 нояб. 2026 г. | 714 |
| 21 нояб. 2026 г. | 539 |
| 22 нояб. 2026 г. | 425 |
| 23 нояб. 2026 г. | 345 |
| 25 нояб. 2026 г. | 219 |
Самые просматриваемые за месяц
- 01Просмотры964Пересылки—Реакции—Комментарии—
- 02Просмотры924Пересылки—Реакции17Комментарии—
- 03Просмотры801Пересылки—Реакции14Комментарии—
- 04Просмотры798Пересылки—Реакции10Комментарии—
Новые посты
𝐗𝐈𝐊𝐌𝐀𝐃 📖 "Maalin uun waxaad noqon doontaa xasuus ku harta qalbiyada dadka. Sidaa darteed, ku dadaal inaad reebto xasuus wanaagsan oo mudan in lagu xusuusto." Noloshu waa safar kooban, mana garanayno maalinta aynu noqon doono xasuus. Waxa keliya ee aynu dooran karno waa raadadka aynu dadka kaga tagno. Ku dadaal inaad dadka ula dhaqanto si wanaagsan, qalbiyadoodana ku reebto farxad, naxariis iyo hadal wanaagsan. Waayo, qofku wuu tagi karaa, balse wanaagii uu sameeyay wuxuu ku sii noolaan karaa qalbiyada dadka. Noqo qof wanaaggiisa la xusuusto, xitaa marka uusan joogin.
Открыть в TelegramIlaahay ha inagu wada asturo dhammaanteen safarkaas aynu wada bilownay, hana inagu simo inagoo niyad wanaagsan, daacadnimo iyo ficil suubban ku dhamaynay.Allow dhammaantayo dhammaad khayr qaba nagu gaadhsii safarka . Bismilaah🤍 Adi maka mid tahay sanadkaan?
Открыть в TelegramBilow kale oo cusub alxmdullh. ❤️ بسم الله أبدأ، وبه أستعين. السبت، ١١ جمادى الآخرة ١٤٤٨هـ. Saturday, November 21, 2026. #زاد_المفسرين #الدفعة_الثالثة
Открыть в Telegram𝐗𝐈𝐊𝐌𝐀𝐃 📖 "Naftaada iyo hawadaada ka hor imow, si aad u badbaaddo " Qofku waa inuu xakameeyaa rabitaankiisa iyo damacyadiisa, kana fogaadaa wax kasta oo naftiisu u janjeerto balse dhib iyo halaag u horseedi kara.
Открыть в Telegramفإذا عزمت فتوكل على الله Marka aad go’aan gaarto, Alle talo saaro. Aayaddani waxay ina baraysaa in marka aan go'aan wanaagsan gaarno, aan Alle talo saaranno, kuna kalsoonaanno inuu arimaheena inoo fududaynayo
Открыть в TelegramADD YOUR CHANNEL/GROUPS 🌟 Listen. Learn. Grow. 🎙 Shuruudaha: kaliya channel nadiif ah ayaan aqbalnaa 🚫 cay · 🚫 sex/porno · 🚫 qabyaalad · 🚫 akhlaaq-xumo ✅ Aqoon · xikmad · buugaag · diin 📩 Channel-kaaga soo dir: @Mfaratoon 1️⃣ Aqoon & Fasalo 🎓 • Maanhage · 13k • Farsamada · 27k • Somali English 1 · 15k • Somali English 3 · 28k • Carabi · 11k 2️⃣ Aqoon & Xikmado 🅰️ • Hasan Caashaq · 18k • Dareen Side · 20k • Kobci Aqoontaada · 26k • Qalbi Dhaye · 18k • Xikmado · 42k • Noqo Xiddig · 16k • Dunida Suugaanta · 20k • Aisha Ahmed · 19k 3️⃣ Buugaag & Akhris 📚 • Somali Library · 76k • Somali Books · 160k 4️⃣ Diinta & Duunyada 🌙 • Kalimat Kariim · 15k • Al Xakiim · 20k • Albaani · 16k • Hogaan Dumar · 18k • Nasteex Media · 19k • Etminnan · 17k • Quruxda Islaamka · 26k
Открыть в Telegram𝐍𝐚𝐛𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐂𝐖 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐮𝐮 𝐚𝐡𝐚𝐚:- - Mid aamusnaan badan. - Alle xuskiisa aad buu u badin jiray. - Qosolkiisu wuu yaraa. - Dhoolla cadayntiisuna joogto ayay ahayd. Qof lagu daydo waxa ugu fiican waa Nabigeena Maxamed Naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee, aan ku dayano. ✨
Открыть в TelegramСвязи
Похожие каналы
- Hogaan Dumar@hogaan_dumarРелигия15,5 тыс.
- AL XAKIIM CHANNEL@al_xakiimРелигия17,4 тыс.
- Quruxda islaamka@quruxdaislaamkaРелигия24,1 тыс.
- Kalimat kariim 😍@kalimakariimЦитаты13,7 тыс.
Maymuun thoughts ❤️😊@noqoxiddigTelegram13,4 тыс.- Qalbi Dhaye💡@qalbidhaye143Цитаты15,1 тыс.
- Hasan Caashaq ᥫ᭡@hasancaashaqЦитаты15,2 тыс.
DAREEN SIDE 🫀 🍁@dareen_sideБлоги16,3 тыс.
Кто упоминает
- Hogaan Dumar@hogaan_dumar2 упоминанияПоследний пост
- Qalbi Dhaye💡@qalbidhaye1432 упоминанияПоследний пост
Maymuun thoughts ❤️😊@noqoxiddig2 упоминанияПоследний пост
Somali_English Intermediate@somalienglish32 упоминанияПоследний пост- Kalimat kariim 😍@kalimakariim2 упоминанияПоследний пост
DAREEN SIDE 🫀 🍁@dareen_side2 упоминанияПоследний пост
QOSAL IYO QARAAXO@ilaqosal2 упоминанияПоследний пост- Hasan Caashaq ᥫ᭡@hasancaashaq2 упоминанияПоследний пост
Free AI, Courses & Udemy ⤵️@farsamada1 упоминаниеПоследний пост- Dunida Suugaanta✨🥰@dunnidasuugaanta1 упоминаниеПоследний пост
Кого упоминает
Free AI, Courses & Udemy ⤵️@farsamada1 упоминание
DAREEN SIDE 🫀 🍁@dareen_side1 упоминание
Somali_English Intermediate@somalienglish31 упоминание- AL XAKIIM CHANNEL@al_xakiim1 упоминание
- Kalimat kariim 😍@kalimakariim1 упоминание
- Qalbi Dhaye💡@qalbidhaye1431 упоминание
- Hogaan Dumar@hogaan_dumar1 упоминание
- Quruxda islaamka@quruxdaislaamka1 упоминание
- Hasan Caashaq ᥫ᭡@hasancaashaq1 упоминание
- Dunida Suugaanta✨🥰@dunnidasuugaanta1 упоминание