Waa Imaam Masjid oo ciyaal yaryar kubad kula ciyaaraya gudaha Misaajidka , xilli misaajidka la hagaajinayay. Imaamkan 70 jirka ah ciyaalka wuxuu ku dhiirigalinayaa inay Misaajidka jeclaadaan isagoona kubad kula ciyaaraya , halka ciyaalka Soomalida misaajida qaar laga eryo. Xigasho/ Salmaan kooshin.
Open in TelegramAlbaani ²⁴™| قناةالألباني
Cid libinta kaa xigto ma jirto🏃 Sacabna sacabkaaga kagama horeeyo👏Aamin in waxaasi suurogal yihn, Qiimaheeda bixi👊 °#BARNAAMIJYADA_ka_baxa_Kanaalka²⁴° ■Xikmado dahabi ah ■ CASIRIYADA JIMCAHA ■ SHEEKO TAXANE ■SUAALAHA JIMCAHA IWM. SOO DHAWOOW WLLKA✌
Average views per post by day
By publication day
Show as table
| Date | Avg views per post |
|---|---|
| Oct 31, 2026 | 924 |
| Nov 4, 2026 | 798 |
| Nov 6, 2026 | 964 |
| Nov 13, 2026 | 801 |
| Nov 16, 2026 | 714 |
| Nov 21, 2026 | 539 |
| Nov 22, 2026 | 425 |
| Nov 23, 2026 | 345 |
| Nov 25, 2026 | 219 |
Most viewed this month
- 01Views964Forwards—Reactions—Comments—
- 02Views924Forwards—Reactions17Comments—
- 03Views801Forwards—Reactions14Comments—
- 04Views798Forwards—Reactions10Comments—
Latest posts
𝐗𝐈𝐊𝐌𝐀𝐃 📖 "Maalin uun waxaad noqon doontaa xasuus ku harta qalbiyada dadka. Sidaa darteed, ku dadaal inaad reebto xasuus wanaagsan oo mudan in lagu xusuusto." Noloshu waa safar kooban, mana garanayno maalinta aynu noqon doono xasuus. Waxa keliya ee aynu dooran karno waa raadadka aynu dadka kaga tagno. Ku dadaal inaad dadka ula dhaqanto si wanaagsan, qalbiyadoodana ku reebto farxad, naxariis iyo hadal wanaagsan. Waayo, qofku wuu tagi karaa, balse wanaagii uu sameeyay wuxuu ku sii noolaan karaa qalbiyada dadka. Noqo qof wanaaggiisa la xusuusto, xitaa marka uusan joogin.
Open in TelegramIlaahay ha inagu wada asturo dhammaanteen safarkaas aynu wada bilownay, hana inagu simo inagoo niyad wanaagsan, daacadnimo iyo ficil suubban ku dhamaynay.Allow dhammaantayo dhammaad khayr qaba nagu gaadhsii safarka . Bismilaah🤍 Adi maka mid tahay sanadkaan?
Open in TelegramBilow kale oo cusub alxmdullh. ❤️ بسم الله أبدأ، وبه أستعين. السبت، ١١ جمادى الآخرة ١٤٤٨هـ. Saturday, November 21, 2026. #زاد_المفسرين #الدفعة_الثالثة
Open in Telegram𝐗𝐈𝐊𝐌𝐀𝐃 📖 "Naftaada iyo hawadaada ka hor imow, si aad u badbaaddo " Qofku waa inuu xakameeyaa rabitaankiisa iyo damacyadiisa, kana fogaadaa wax kasta oo naftiisu u janjeerto balse dhib iyo halaag u horseedi kara.
Open in Telegramفإذا عزمت فتوكل على الله Marka aad go’aan gaarto, Alle talo saaro. Aayaddani waxay ina baraysaa in marka aan go'aan wanaagsan gaarno, aan Alle talo saaranno, kuna kalsoonaanno inuu arimaheena inoo fududaynayo
Open in TelegramADD YOUR CHANNEL/GROUPS 🌟 Listen. Learn. Grow. 🎙 Shuruudaha: kaliya channel nadiif ah ayaan aqbalnaa 🚫 cay · 🚫 sex/porno · 🚫 qabyaalad · 🚫 akhlaaq-xumo ✅ Aqoon · xikmad · buugaag · diin 📩 Channel-kaaga soo dir: @Mfaratoon 1️⃣ Aqoon & Fasalo 🎓 • Maanhage · 13k • Farsamada · 27k • Somali English 1 · 15k • Somali English 3 · 28k • Carabi · 11k 2️⃣ Aqoon & Xikmado 🅰️ • Hasan Caashaq · 18k • Dareen Side · 20k • Kobci Aqoontaada · 26k • Qalbi Dhaye · 18k • Xikmado · 42k • Noqo Xiddig · 16k • Dunida Suugaanta · 20k • Aisha Ahmed · 19k 3️⃣ Buugaag & Akhris 📚 • Somali Library · 76k • Somali Books · 160k 4️⃣ Diinta & Duunyada 🌙 • Kalimat Kariim · 15k • Al Xakiim · 20k • Albaani · 16k • Hogaan Dumar · 18k • Nasteex Media · 19k • Etminnan · 17k • Quruxda Islaamka · 26k
Open in Telegram𝐍𝐚𝐛𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐂𝐖 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐮𝐮 𝐚𝐡𝐚𝐚:- - Mid aamusnaan badan. - Alle xuskiisa aad buu u badin jiray. - Qosolkiisu wuu yaraa. - Dhoolla cadayntiisuna joogto ayay ahayd. Qof lagu daydo waxa ugu fiican waa Nabigeena Maxamed Naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee, aan ku dayano. ✨
Open in TelegramConnections
Similar channels
- Hogaan Dumar@hogaan_dumarReligion15.5K
- AL XAKIIM CHANNEL@al_xakiimReligion17.4K
- Quruxda islaamka@quruxdaislaamkaReligion24.1K
- Kalimat kariim 😍@kalimakariimQuotes13.7K
Maymuun thoughts ❤️😊@noqoxiddigTelegram13.4K- Qalbi Dhaye💡@qalbidhaye143Quotes15.1K
- Hasan Caashaq ᥫ᭡@hasancaashaqQuotes15.2K
DAREEN SIDE 🫀 🍁@dareen_sideBlogs16.3K
Mentioned by
- Hogaan Dumar@hogaan_dumar2 mentionsLatest post
- Qalbi Dhaye💡@qalbidhaye1432 mentionsLatest post
Maymuun thoughts ❤️😊@noqoxiddig2 mentionsLatest post
Somali_English Intermediate@somalienglish32 mentionsLatest post- Kalimat kariim 😍@kalimakariim2 mentionsLatest post
DAREEN SIDE 🫀 🍁@dareen_side2 mentionsLatest post
QOSAL IYO QARAAXO@ilaqosal2 mentionsLatest post- Hasan Caashaq ᥫ᭡@hasancaashaq2 mentionsLatest post
Free AI, Courses & Udemy ⤵️@farsamada1 mentionLatest post- Dunida Suugaanta✨🥰@dunnidasuugaanta1 mentionLatest post
Mentions
Free AI, Courses & Udemy ⤵️@farsamada1 mention
DAREEN SIDE 🫀 🍁@dareen_side1 mention
Somali_English Intermediate@somalienglish31 mention- AL XAKIIM CHANNEL@al_xakiim1 mention
- Kalimat kariim 😍@kalimakariim1 mention
- Qalbi Dhaye💡@qalbidhaye1431 mention
- Hogaan Dumar@hogaan_dumar1 mention
- Quruxda islaamka@quruxdaislaamka1 mention
- Hasan Caashaq ᥫ᭡@hasancaashaq1 mention
- Dunida Suugaanta✨🥰@dunnidasuugaanta1 mention