Waa Imaam Masjid oo ciyaal yaryar kubad kula ciyaaraya gudaha Misaajidka , xilli misaajidka la hagaajinayay. Imaamkan 70 jirka ah ciyaalka wuxuu ku dhiirigalinayaa inay Misaajidka jeclaadaan isagoona kubad kula ciyaaraya , halka ciyaalka Soomalida misaajida qaar laga eryo. Xigasho/ Salmaan kooshin.
Open in TelegramPosts of Albaani ²⁴™| قناةالألباني
𝐗𝐈𝐊𝐌𝐀𝐃 📖 "Maalin uun waxaad noqon doontaa xasuus ku harta qalbiyada dadka. Sidaa darteed, ku dadaal inaad reebto xasuus wanaagsan oo mudan in lagu xusuusto." Noloshu waa safar kooban, mana garanayno maalinta aynu noqon doono xasuus. Waxa keliya ee aynu dooran karno waa raadadka aynu dadka kaga tagno. Ku dadaal inaad dadka ula dhaqanto si wanaagsan, qalbiyadoodana ku reebto farxad, naxariis iyo hadal wanaagsan. Waayo, qofku wuu tagi karaa, balse wanaagii uu sameeyay wuxuu ku sii noolaan karaa qalbiyada dadka. Noqo qof wanaaggiisa la xusuusto, xitaa marka uusan joogin.
Open in TelegramIlaahay ha inagu wada asturo dhammaanteen safarkaas aynu wada bilownay, hana inagu simo inagoo niyad wanaagsan, daacadnimo iyo ficil suubban ku dhamaynay.Allow dhammaantayo dhammaad khayr qaba nagu gaadhsii safarka . Bismilaah🤍 Adi maka mid tahay sanadkaan?
Open in TelegramBilow kale oo cusub alxmdullh. ❤️ بسم الله أبدأ، وبه أستعين. السبت، ١١ جمادى الآخرة ١٤٤٨هـ. Saturday, November 21, 2026. #زاد_المفسرين #الدفعة_الثالثة
Open in Telegram𝐗𝐈𝐊𝐌𝐀𝐃 📖 "Naftaada iyo hawadaada ka hor imow, si aad u badbaaddo " Qofku waa inuu xakameeyaa rabitaankiisa iyo damacyadiisa, kana fogaadaa wax kasta oo naftiisu u janjeerto balse dhib iyo halaag u horseedi kara.
Open in Telegramفإذا عزمت فتوكل على الله Marka aad go’aan gaarto, Alle talo saaro. Aayaddani waxay ina baraysaa in marka aan go'aan wanaagsan gaarno, aan Alle talo saaranno, kuna kalsoonaanno inuu arimaheena inoo fududaynayo
Open in TelegramADD YOUR CHANNEL/GROUPS 🌟 Listen. Learn. Grow. 🎙 Shuruudaha: kaliya channel nadiif ah ayaan aqbalnaa 🚫 cay · 🚫 sex/porno · 🚫 qabyaalad · 🚫 akhlaaq-xumo ✅ Aqoon · xikmad · buugaag · diin 📩 Channel-kaaga soo dir: @Mfaratoon 1️⃣ Aqoon & Fasalo 🎓 • Maanhage · 13k • Farsamada · 27k • Somali English 1 · 15k • Somali English 3 · 28k • Carabi · 11k 2️⃣ Aqoon & Xikmado 🅰️ • Hasan Caashaq · 18k • Dareen Side · 20k • Kobci Aqoontaada · 26k • Qalbi Dhaye · 18k • Xikmado · 42k • Noqo Xiddig · 16k • Dunida Suugaanta · 20k • Aisha Ahmed · 19k 3️⃣ Buugaag & Akhris 📚 • Somali Library · 76k • Somali Books · 160k 4️⃣ Diinta & Duunyada 🌙 • Kalimat Kariim · 15k • Al Xakiim · 20k • Albaani · 16k • Hogaan Dumar · 18k • Nasteex Media · 19k • Etminnan · 17k • Quruxda Islaamka · 26k
Open in Telegram𝐍𝐚𝐛𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐂𝐖 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐮𝐮 𝐚𝐡𝐚𝐚:- - Mid aamusnaan badan. - Alle xuskiisa aad buu u badin jiray. - Qosolkiisu wuu yaraa. - Dhoolla cadayntiisuna joogto ayay ahayd. Qof lagu daydo waxa ugu fiican waa Nabigeena Maxamed Naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee, aan ku dayano. ✨
Open in TelegramQadiyadda Mooyaale waa Qadiyada soomaaliyeed qowmiyad 40 malyan ka badan ayaa ku soo duushay dadka soomaaliyeed ee halkaas dagan qof walba waxaa waajib ku ah inuu garab istaago soomaalida Mooyaale ee lagu soo duulay. Fiidnimo wanaagsan
Open in Telegram𝐗𝐈𝐊𝐌𝐀𝐃 📖 الأيام تمضي ولن تعود Maalmuhu way socdaan, dibna uma soo noqonayaan. Waqtigu waa nimco qaali ah oo aan dib loo soo celin karin. Maalin kasta oo ina dhaaftaa waxay ka mid tahay cimrigeena oo sii dhammaanaya. Maalintii shalay way tagtay, maanta gacanta ayaynu ku haynaa, berina lama hubo inaan gaarnayno. Sidaas darteed, qofka caqliga leh waa kan waqtigiisa ka faa’iidaysta inta uu fursad haysto, kuna bixiya waxyaabaha anfaca aduunkiisa iyo aakhiradiisa .
Open in TelegramGobolka ma Jeel bay kadhigayaan marka!🤣 Qodobka 6aad ee guurka " Afeer " maxaa laga wadaa
Open in TelegramXOG CUSUB: Xafiiska gollaha sare ee arrimaha Islaamka ee Gobolka Erar ayaa soo saarey go'aano la xidhiidha dhaqanka iyo guurka. DHANKA AKHLAAQDA. 1) 3:00 fiidnimo wixii ka dambeeya lama arki karo gabadh meelaha socota, iney maxram la socoto mooyaane. 2) Waxaa la mamnuucay in gabadh iyo wiil ay istaagaan daafaha magalada iyo magalada gudaheeda. 3) Waxaa la mamnuucay muuqaalada layskaga duubayo waddooyinka iyo meelaha aan munaasabka ahayn. 4) Waxaa la mamnuucay in lasoo dhaweeyo Tiktok-arada meelahaas kale ka yimaada, kuwaaso ah, kuwo wada akhlaaq xumo. 5) Waxaa la mamnuucay in baajaj ay wada saaran yihiin wiil iyo gabadh ay istaagto magaalada gudaheeda iyo banaankeeda. DHANKA GUURKA. 1) Waxaa la mamnuucay lacagtii horumarinta ahayd. 2) Waxaa la mamnuucay xoolihii la qalayay xiliga uu dhacayo meherku. 3) Waxaa la mamnuucay in la bixiyo gabaati iyo dhar haba yaraatee. 4) Waxaa la mamnuucay xiliga meherka in la qato gawaadhi. 4) Waxaa la mamnuucay gaaf iyo ciyaar. 5) Waxaa la mamnuucay xaflad ay Caruusadu dhigato maalinta meherku dhacayo ama habeen-nimadeeda. 6) Waxaa la mamnuucay inan la sameyn karin Afeer. 7) Waxaa la mamnuucay in gabadha lagu meheriyo dahab, waxaa la ogol yahay Xoolaha nool sida geela, lo'da iyo adhiga ama lacag birr ah. 8) Waxaa la mamnuucay in gabadha yeellata uur xaaraan ah la meheriyo, ilaa wiilku uu qirto.
Open in TelegramNin Turkey ah oo koray fooqa sare ee dhismo shan dabaq ah si uu naftiisa u dhibaateeyo ayay boolisku u bandhigeen in ay siinayaan SHAWARMO kadibna si nabad ah ah ayuu usoo dagay. Kadib markii ay sii wareysteen waxay ogaadeen in uu xaalad gaajo iyo dhaqaalo xumo ku jiro, sidaasna ya sababtay inuu falkaas ku kaco. Turkida shawaarmo kama kaftamaan yah😀
Open in TelegramDalka Aljeeriya 🇩🇿 waxaa weli ka socda Kaalmaynta Gabar Agoon ah oo muuqaal ay iska soo duubtay ku codsatay in loogu deeqo Laba Digaag oo Arooskeeda laga qalo. Tan ayaa dhalisay Kacdoon ay Shacabka Aljeeriya ku caawinayaan Gabadhaas, Dahabka, Lacagta, Raashinka iyo Qof kastaa wuxuu awoodo ayuu keenay. Arooskii Aljeeriya ayey ubixiyeen, in la is caawiyo waa wax wanaagsan. Jimco Wanaagsan
Open in TelegramMagaca iyo meesha ay ugu taala Soomaali caawa laga rabaa. Dal aqoon bay barataye sooyaalkooda keena gacalleyaal. #BiciidMagazine @Albaanichannel252
Open in TelegramForwarded from Aisha Bintu Ahmed 💜✨
بِسْمِ اللهِ الرَّحْمٰنِ الرَّحِيمِ Casuumad. Bahda Qalinleyda, Qorayaasha iyo Akhristayaasha sharafta leh, Waxaan si Mug iyo Miisan leh idiinku casuumayaa Balfurka buugga RABBIGEYGA Ilaaliyaha Nolosheyda. Buuggani wuxuu ka hadlayaa xiriirka ka dhaxeya addoonka iyo Rabbigiis, sida loo xoojin lahaa xiriirkaas, Waana buug xambaarsan xusuusin, rajo, sabar, duco iyo tawakkul. 📅 Taariikhda: 5 October 2026 🕒 Waqtiga: 3:00 PM 📍 Goobta: Arkaan Leadership Waxaan si gaar ah u soo dhoweynayaa Qof walbo doona inuu inagala soo qeyb galo. https://chat.whatsapp.com/DjRJh0amtMV3KdtzAP9pld
Open in Telegram𝐍𝐚𝐛𝐢𝐠𝐚 ﷺ 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐮𝐮 𝐲𝐢𝐫𝐢 : “Waxaa idiinku khayr badan qofka wanaag laga fisho mar walba, shartiisana laga nabad galo. Waxaana idiinku shar badan qofka aan khayr laga filayn, shartiisana aan laga nabad gelin.” Haddii aadan wax kale awoodin, dadku haka nabad galaan ☝️
Open in Telegram