ADD YOUR CHANNEL/GROUPS 🌟 Listen. Learn. Grow. 🎙 Shuruudaha: kaliya channel nadiif ah ayaan aqbalnaa 🚫 cay · 🚫 sex/porno · 🚫 qabyaalad · 🚫 akhlaaq-xumo ✅ Aqoon · xikmad · buugaag · diin 📩 Channel-kaaga soo dir: @Mfaratoon 1️⃣ Aqoon & Fasalo 🎓 • Maanhage · 13k • Farsamada · 27k • Somali English 1 · 15k • Somali English 3 · 28k • Carabi · 11k 2️⃣ Aqoon & Xikmado 🅰️ • Hasan Caashaq · 18k • Dareen Side · 20k • Kobci Aqoontaada · 26k • Qalbi Dhaye · 18k • Xikmado · 42k • Noqo Xiddig · 16k • Dunida Suugaanta · 20k • Aisha Ahmed · 19k 3️⃣ Buugaag & Akhris 📚 • Somali Library · 76k • Somali Books · 160k 4️⃣ Diinta & Duunyada 🌙 • Kalimat Kariim · 15k • Al Xakiim · 20k • Albaani · 16k • Hogaan Dumar · 18k • Nasteex Media · 19k • Etminnan · 17k • Quruxda Islaamka · 26k
Открыть в TelegramHogaan Dumar
Kusoo dhawaaw channel ka https://t.me/hogaan_Dumar waxad ka heli Doonta Qoraalo ku anfaca sidokale kusoo biir channel keen labaad https://t.me/Hogaan_bulsho, sidokale Instagramkena https://www.instagram.com/invites/contact/?i=1xvcc4wj
Средние просмотры поста по дням
По дню публикации
Показать таблицей
| Дата | Просмотров на пост |
|---|---|
| 31 окт. 2026 г. | 1 110 |
| 6 нояб. 2026 г. | 1 000 |
Новые посты
Maxaa ka wanaagsan bixinta Alle marka uu wax bixinayo🥹 maxaa ka wayn bedelka uu ku siinayo marka uu wax kaa qaato waa Rabbiga aan balanka ka bixin, waa hibeeyaha marka uu wax kusiiyo aad la yaabayso waxa uu ku siiyay wayninkooda, waa Naxariis badanaha kabaya jabkaaga kabitaan ku haboon wayninkiisa❤️ Kabitaanka Rabbi maahan sida ka dadka oo kale waxa uu kabaa qalbi burburay oo raja beelay heer aad malaynayso in aad bogsanayn kadibna waxa uu kuugu bedeli cabsida xasillooni aan la sifayn karin iyo farxad kaaga timaada meel aadan filanayn. Rabbigaygoow adigaa xumaan ka hufan sabar kadib ayaad wax bixisaa cabsi kadibna wax baad xasilisaa bedel khayr leh ayaad bixisaa ilinta kadib ilaa aan dhahno sidee baan uga malaysanay Rabbigeen wax aan wanaag ahayn? ❤️❤️🥹
Открыть в TelegramQofkasta waxa uu ka hadlaa dhibta iyo xanuunada jirka so gaara se kawaran xanuunka qalbiga🥹 👇🏽👇🏽👇🏽 Waa in qofku la qabsado dembiga ilaa uusan mar dambe dareemin foolxumadiisa; in qalbigiisu adkaado oo uusan aayad Qur’aan ahi jilcin, waano aysan baraarujin, ilmona aysan dhaqaajin. In maalmahu ka dhammaadaan isaga oo ka fog Alle, isaga oo aan dareemayn culayska uu leeyahay mooganaanta Alle iyo cidhiidhiga ka dhasha ka fogaanshihiisa. Waxa ugu khatarta badan ee qalbiga ku dhici kara ma aha oo keliya inuu daciifo, balse waa inuu Alle ka fogaado ilaa uusan mar dambe dareemin daciifnimadiisa. Qalbiga aanu qofkiisu ku dadaalin inuu ku nooleeyo Qur’aanka, dikriga iyo toobadda, wuu engegi karaa isaga oo aan xitaa dareemin. اللهم لا تجعل قلوبنا تألف البُعد عنك، ولا تحرمنا لذّة القرب منك، وأحيِ قلوبنا بذكرك وطاعتك. Allow, ha u oggolaan qalbiyadeenna inay la qabsadaan kaa fogaanshaha, hana naga xarimin macaanka iyo raaxada kuu dhowaanshaha. Qalbiyadeennana ku noolee xuskaaga iyo addeeciddaada. Aamiin. 🤍
Открыть в TelegramNiyada iyo salaada 🤍 Niyada booskeeda waa qalbiga inaa ku dhawaaqdana wax dhiba maleh adoo qalbiga ka niyeesanaya Markaa waysa qaadanayso waxaa larabaa wajiga qaybta ugu horeysa ee kor jabhada markaa dhaqayso oo saa gacanta aaa usaarto inaa waysa qaadato waayo meeshaas ayee ka bilaabataa acmaasha waajibka ah ee waysada markaa gacmaha dhaqaneesid hadaa soo niyeesato niyadaas lagama aqbalaayo Markaa xiranayso salaada ayadana waa inaa niyo la imaadaa niyadaasna waa inay la xiriirsanaata takbiirta salaada lagu xiranaayo takbiiratul ixraam wa inaa niyeesata salaada aad dukanayso waa nuuce waajib mise sune, sunaha ma kii raatibada ah ee salaadaha raacsiisana mise waa sune mudlaq ah oo aan wakhti ku xirnayn, waa imisa rakacadood ma cishe mise maqrib ma salaad qale ah mise salaad aad wakhtigaa ku tukaneesid intaba Acmaasha waxa lagu kala saara waa niyada marka aan ku dadaalno in booskeeda saxda ah aan kula imaano Ilaahay sw gaabiskeena hanoo dhaafo🤍🤲🏼
Открыть в Telegramالمُستَّراحُ في الجنَّة... أمّا هُنَا "يَأَيُّهَا ٱلْإِنسَٰنُ إِنَّكَ كَادِحٌ"❤ Halka lagu nasanayaa waa jannada🤍 Dunida: Alle wuxuu ina leeyahay " insaankoow waad daalaysaa ilaa aad Rabbiga kala kulmayso waana la kulmaysaa🤍 Maalinka Alle la kulmeeno maalin khayr leh Allah ka dhigo🤲🏼🤍🥹
Открыть в Telegram🌙☪️ Hambalyo! Team Somali 🌙 👉 Idaacada-halkan ━━━━━━━━━━━━ 1️⃣ 🎓 Aqoon & Fasalo • 13k ➜ 🔥 Taabo Halkan • 27k ➜ 🔥 Taabo Halkan • 15k ➜ 🔥 Taabo Halkan • 28k ➜ 🔥 Taabo Halkan • 11k ➜ 🔥 Taabo Halkan ━━━━━━━━━━ 2️⃣ 🚺 Aqoon & Xikmado • 18k ➜ 💫 Taabo Halkan • 20k ➜ 💫 Taabo Halkan • 26k ➜ 💫 Taabo Halkan • 18k ➜ 💫 Taabo Halkan • 42k ➜ 💫 Taabo Halkan • 16k ➜ 💫 Taabo Halkan • 20k ➜ 💫 Taabo Halkan • 19k ➜ 💫 Taabo Halkan ━━━━━━━━ 3️⃣ 📚 Buugaag & Akhris • 76k ➜ 📌 Taabo Halkan • 160k ➜ 📌 Taabo Halkan ━━━━ 4️⃣ 🌙 Diinta & Duunyada • 15k ➜ 🌙 Taabo Halkan • 20k ➜ 🌙 Taabo Halkan • 16k ➜ 🌙 Taabo Halkan • 18k ➜ 🌙 Taabo Halkan • 20k ➜ 🌙 Taabo Halkan • 19k ➜ 🌙 Taabo Halkan • 17k ➜ 🌙 Taabo Halkan • 26k ➜ 🌙 Taabo Halkan ━━ 📭 Powered by: 🛑 Dhegeyso Buug 🛑 Maktabada Buugta
Открыть в TelegramMaanta waa jimce ha ilaabina inaa akhrisaan suuratul kahf kuna dadaala salliga Nebiga صلي الله عليه وسلم Saacadda udambeysa ee jumcahana ducada ku dadaala🤍
Открыть в Telegram🌙☪️Hambalyo🧕🌙 1️⃣🌙 Aqoon & Fasalo 🎓📖 🎯 13k 👉 @maanhage 🎯 27k 👉 @Farsamada 🎯 15k 👉 @Somalienglish1 🎯 28k 👉 @Somalienglish3 🎯 11k 👉 @Somaliarabic 2️⃣ Aqoon & Xikmado 🚺🅰️ ✨ 18k 👉 @Hasancaashaq ✨ 20k 👉 @dareen_side ✨ 26k 👉 @KobciAqoontaada2 ✨ 18k 👉 @QalbiDhaye143 ✨ 42k 👉 @XikmadoSom ✨ 16k 👉 @Noqoxiddig ✨ 20k 👉 @Dunnidasuugaanta ✨ 19k 👉 @AishaAhmed99 3️⃣ Buugaag & Akhris 📚✨ 📖 76k 👉 @Somalilibrary 📖 160k👉 @Somalibooks 4️⃣ Diinta & Duunyada 🌙 🌙 15k 👉 @kalimakariim 🌙 20k 👉 @Al_xakiim 🌙 16k 👉 @Albaanichannel252 🌙 18k 👉 @hogaan_Dumar 🌙 20k 👉 @dareen_side 🌙 19k 👉 @Diinteenna_Macaan 🌙 17k 👉 @Etminnan7 🌙 26k 👉 @Quruxdaislaamka ——🫡- 📭Powered by: https://dhegeysobuug.substack.com
Открыть в TelegramПереслано из Hogaan Dumar
جمعة مباركة، لا تنسو ١_ قراءة في سورة الكهف. ٢_ الصلاة على الرسول الله صلى الله عليه وسلم ٣_ الدعاء في اءخر ساعات من يوم الجمعة. Jumca mubarak❤️ , ha hilmaamina 1_Akhrinta suratul kahfi 2_ku salinta nebiga (scw) 3_ inaad duco latimadid sacadaha ugu danbeya maalinta jimco.🌹 https://t.me/hogaan_Dumar 🌼🍃🍂🌹🌻💐✨💛
Открыть в TelegramПереслано из Hogaan Dumar
اللهم صل وسلم على نبينا محمد اللهم صل وسلم على نبينا محمد اللهم صل وسلم على نبينا محمد
Открыть в TelegramСвязи
Похожие каналы
- AL XAKIIM CHANNEL@al_xakiimРелигия17,4 тыс.
- Albaani ²⁴™| قناةالألباني@albaanichannel252Религия13,7 тыс.
- Quruxda islaamka@quruxdaislaamkaРелигия24,1 тыс.
- Hasan Caashaq ᥫ᭡@hasancaashaqЦитаты15,2 тыс.
- Qalbi Dhaye💡@qalbidhaye143Цитаты15,1 тыс.
DAREEN SIDE 🫀 🍁@dareen_sideБлоги16,3 тыс.- Kalimat kariim 😍@kalimakariimЦитаты13,7 тыс.
Maymuun thoughts ❤️😊@noqoxiddigTelegram13,4 тыс.
Кто упоминает
- Qalbi Dhaye💡@qalbidhaye1432 упоминанияПоследний пост
Maymuun thoughts ❤️😊@noqoxiddig2 упоминанияПоследний пост
Somali_English Intermediate@somalienglish32 упоминанияПоследний пост- Kalimat kariim 😍@kalimakariim2 упоминанияПоследний пост
DAREEN SIDE 🫀 🍁@dareen_side2 упоминанияПоследний пост
QOSAL IYO QARAAXO@ilaqosal2 упоминанияПоследний пост- Hasan Caashaq ᥫ᭡@hasancaashaq2 упоминанияПоследний пост
Free AI, Courses & Udemy ⤵️@farsamada1 упоминаниеПоследний пост- Albaani ²⁴™| قناةالألباني@albaanichannel2521 упоминаниеПоследний пост
- Dunida Suugaanta✨🥰@dunnidasuugaanta1 упоминаниеПоследний пост
Кого упоминает
Free AI, Courses & Udemy ⤵️@farsamada2 упоминания
DAREEN SIDE 🫀 🍁@dareen_side2 упоминания
Somali_English Intermediate@somalienglish32 упоминания- AL XAKIIM CHANNEL@al_xakiim2 упоминания
- Kalimat kariim 😍@kalimakariim2 упоминания
- Albaani ²⁴™| قناةالألباني@albaanichannel2522 упоминания
- Qalbi Dhaye💡@qalbidhaye1432 упоминания
- Quruxda islaamka@quruxdaislaamka2 упоминания
- Hasan Caashaq ᥫ᭡@hasancaashaq2 упоминания
- Dunida Suugaanta✨🥰@dunnidasuugaanta2 упоминания