Account
🌹Nasteex Media🌹

🌹Nasteex Media🌹

1. Duruus Cilmi ah. 2. Su'aalo Diini ah, oo Abaal-marinno wata. 3. Duubista Qalin-beddelashada Madaarista iyo Macaahidda. 4. Soo bandhigidda Dadka baahan si a تمّ تأسيس القناة 2020/12/20 بواسطة https://t.me/jannadoone

Username
@diinteenna_macaan
Category
Religion
Country
SomaliaSomalia
Subscribers15,545
Avg views per post, 7d97last 7 days
ERR0.62%last 7 days

Average views per post by day

By publication day

Show as table
DateAvg views per post
Oct 30, 2026609
Nov 1, 2026614
Nov 6, 2026650
Nov 12, 2026418
Nov 28, 202697

Most viewed this month

  1. 01
    Views704
    Forwards—
    Reactions6
    Comments—
  2. 02
    Views650
    Forwards—
    Reactions4
    Comments—
  3. 03
    Views609
    Forwards—
    Reactions2
    Comments—
  4. 04

    No text

    Photo
    Views524
    Forwards—
    Reactions—
    Comments—

Latest posts

#2360Link preview
Views97−81%vs avg
Forwards—
Reactions—
Comments—
Views growthHide views growth

Views growth

Hours after publication

Show as table
Hours after publicationViews
0 h0
5 h77
12 h97
  1. After 6 hours77
  2. Total to date97
#2359Photo
Views418−16%vs avg
Forwards—
Reactions2
Comments—
#2358Link preview
Views650+30%vs avg
Forwards—
Reactions4
Comments—
#2356Text
Views704+41%vs avg
Forwards—
Reactions6
Comments—
#2354Text
Views609+22%vs avg
Forwards—
Reactions2
Comments—
#2353Photo
Views869+74%vs avg
Forwards—
Reactions2
Comments—
#2351Text

Forwarded from Qaamuuska Qoraalka

Marka laxooxda la dubayo, xabbadda hore way xumaataa inta badanna. Sababtu waxa ay tahay, daawaha iyo cajiinka ayaa u baahan isfahan iyo isbarasho, waxa uu ku siiyaa na waa canjeelo xamiid ah, oo aan awtaad buuran lahayn, ina badanna lama tirsadee waa laga tagaa. Ciyaartoygu, inta aanu kubadda laadin jidhka ayuu kululeeyaa, arod iyo jimicsi ayuu ku bilaabaa. Hadafku waa in uu isu diyaariyo weerar adag oo sugaya. Askarigu, intaanu dagaaltegin ka hor, waxa la siiyaa tababar, si aanu hadhaw furinta ugu fashilmin. Inta badan, goobaha dagaalka ninka safka hore ku jira, seeftu ma seegto. Waxa se badqabkoodu badan yahay dadka uu ka horreeyo ee uu u yahay ceelalyada. Gaadhigu, hadduu meel ciidwayn ah marayo, xawaaraha meel fog baa laga soo qabsadaa, si uu xawli ugu maro ciidwaynta, haddii se ciidda dusheeda lagu karaariyo kama baxo. Marka dalcad dheer la fuulayona waa sidoo kale. Mar kale, gaadhiga intaan la dhaqaajin ayaa waxoogaa la kululeeyaa, hadhawna si wacan ayuu u socdaa. Haddii nabar lagugu soo tuuro, xubnaha muhimka ah ayaad la gabbataa, sida wejiga, oo gacanta ayaad isaga dhigtaa, ama hoos ayaad uga foorarsataa. Waagii hore, qofka dagaalka ku jira, wuxu qaadan jiray gaashaan uu isaga dhigo leebka iyo waranka. Madaxana waxa uu saaran jiray koofiyadbireed adag oo aanu nabarku soo dhaafin. Xubnaha muhimka ah ee laga dhinto ayaa ilaalin dheeraad ah loo samayn jiray. Qofka madaxda ah, waxa uu u baahan yahay ilaale badan, kuwo ka horreeya iyo kuwo ka dambeeyaba. Kuwaasi waa tusaaleyaale, waxaan u socdo haddii aan kuu sheego, salaadda Alle ina faray waa laba mid: mar waa sunne oo lagugu ma laasimin, marna waa waajib, oo laga ma tegi karo. Asalku waa waajibka, oo haddii aad faralka uun tukato, maad dambaabin, waa se lagaa fiican yahay. Waajibku daryeel iyo ilaalin buu rabaa. Cadaw badan ayaa kugu xayndaaban. Sidaa awgeed salaadda faralka ah u samee gaashaan. Haddaba, Inta aanad faralka tukan, masjidka sii gal, sida ciyaartoyga is kululee oo taxiyatul-masjid tuko, waxoogaa digri, oo nafta qabooji. Ragcadaha hore ee aad tukataa, mar waa gaashaan oo faralkay ilaalinayaan, mar waa karaarqaadasho oo faralkaagu ciidwaynta khushuuc la’aanta hore ayaa uu uga baxayaa, maar waa laxooxdii xamiidka ahayd, oo shaydaanku inta uu faralka kugu haasaawin lahaa, sunne ka horreeya iskaga kula legdan, taas haddii ay badbaaddo waa khayr, haddii kale iyadu hakuu noqoto jidmar iyo madaxfurasho (كبش الفداء) Sida gaadhiga noqo, oo inta aanad faralka u dhaqaaqin, sunne ka horreeya ku kululee qalbigaaga. Salaaddaada waynee, oo istaaf u samee, kuwaas oo wixii dhib ah ee kugu iman kara iyagu isu dhiga. Tusaaleyaasha kalena way cad yihiine, salaadda aynnu daryeel u samaynno; waa sahayda ugu wayn ee aakhiro lala tegayo.

Open in Telegram
Views1,270+154%vs avg
Forwards—
Reactions10
Comments—
#2350Video
Views1,520+204%vs avg
Forwards—
Reactions7
Comments—

All posts

Connections

Similar channels

Mentioned by

All mentions

Mentions