Posts of Qoraal✍ mudan Qaadasho💯
Hambalyo 1-da Luulyo, Ummadda Soomaaliyeed oo dhan! 🇸🇴 Maanta waa maalin taariikhi ah oo astaan u ah midnimada, gobannimada iyo rajada shacabka Soomaaliyeed. Waxaan Alle uga baryeynaa inuu dalkeenna ku mannaysto nabad waarta, amni, horumar iyo barwaaqo, isla markaana uu mideeyo quluubta shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan. Qaran xooggan wuxuu ku dhismaa midnimo, wadajir iyo jacaylka dalkiisa. Hambalyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed. Ilaahay ha barakeeyo Soomaaliya, hana ka dhigo dal nabad, caddaalad iyo horumar ku naalooda. Hambalyo 1-da Luulyo! Soomaaliya ha noolaato. 🇸🇴❤️
Open in TelegramJawiga muqdisho. Alxm iyo Roobku waa raxmad, jawiguna waa farxad. Maalin kasta oo Eebbe kuu waabariisiyo waa fursad cusub oo nolosha lagu qurxiyo.” 🌧️🤍
Open in Telegram💔 Mararka qaar jacaylku laba qof isku si uma dhaawaco… Adiga waxaa laga yaabaa inaad haysato qof kale oo qalbigaaga buuxiyay, laakiin aniga cid kale ma hayo. Adiga waxaa laga yaabaa inuu kuugu egyahay madax-xanuun oo keliya, adigoo go’aansaday inaadan sii wadin xiriirka. Laakiin aniga, dhamaadkiisu wuxuu ii noqday murugo, qalbi xanuun, iyo xusuus aan weli iga dhammaan. Qofka wax badan jeclaada mar walba waa kan dhaawaca ugu weyn qaata. Mararka qaar, macasalaamada hal qof waxay u tahay bilow cusub… halka qofka kale ay u tahay murugo uu muddo dheer la noolaado. 🖤🥀
Open in TelegramMararka qaar Iska dhigistu waa gaashaan, jacaylkuna waa sir aan indhaha laga qarin karin.
Open in TelegramSaaxibada qoraal mudan qaadasho telegram Maku shaqeenayaah dhowr fariimo ayaa iso garay saakay ✍️
Open in TelegramHaddi aad rabto barashada qur.annka iyo. Hingaada la xariir number kaan 613579220. D.nashaad online qur.Aan
Open in TelegramWaxaan rabaa dad badan oo leh waa kaas Passport Soomaali ah wax ma taro, horta ma ogtihiin in Cumar la siiyay visaha Dal kugalka Mareykanka oona ku dhoofay Passportkaas , balse ciladu Noqotay galista gudaha sababa la xariira Baaritaanka ay marsiiyeen . Xasuuso Weeraryahanka Ciraaq in 7saac la baaraayay kadibna loo ogalaaday, garsooraha passport ma eersan ee waa baarista kadib inay diideen inui gudaha ugalo . Hadda waxaa noo banaan inaan maamusno un soona dhaweyno, ee dadaal ma yareen ee Ameerika sidaas iska noqotay iyo Trump
Open in Telegramلَا إِلٰهَ إِلَّا اللَّهُ، وَلَا نَعْبُدُ إِلَّا إِيَّاهُ، مُخْلِصِينَ لَهُ الدِّينَ وَلَوْ كَرِهَ الْكَافِرُونَ.
Open in Telegram