
Qoraal✍ mudan Qaadasho💯
Halkaan waxaad Ka heli Kartaa Qoraal ku cajab Giliya. saaxib la Noqo wax aqrinta oo nala saaxib 🙏
Latest posts
Hambalyo 1-da Luulyo, Ummadda Soomaaliyeed oo dhan! 🇸🇴 Maanta waa maalin taariikhi ah oo astaan u ah midnimada, gobannimada iyo rajada shacabka Soomaaliyeed. Waxaan Alle uga baryeynaa inuu dalkeenna ku mannaysto nabad waarta, amni, horumar iyo barwaaqo, isla markaana uu mideeyo quluubta shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan. Qaran xooggan wuxuu ku dhismaa midnimo, wadajir iyo jacaylka dalkiisa. Hambalyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed. Ilaahay ha barakeeyo Soomaaliya, hana ka dhigo dal nabad, caddaalad iyo horumar ku naalooda. Hambalyo 1-da Luulyo! Soomaaliya ha noolaato. 🇸🇴❤️
Open in TelegramJawiga muqdisho. Alxm iyo Roobku waa raxmad, jawiguna waa farxad. Maalin kasta oo Eebbe kuu waabariisiyo waa fursad cusub oo nolosha lagu qurxiyo.” 🌧️🤍
Open in Telegram💔 Mararka qaar jacaylku laba qof isku si uma dhaawaco… Adiga waxaa laga yaabaa inaad haysato qof kale oo qalbigaaga buuxiyay, laakiin aniga cid kale ma hayo. Adiga waxaa laga yaabaa inuu kuugu egyahay madax-xanuun oo keliya, adigoo go’aansaday inaadan sii wadin xiriirka. Laakiin aniga, dhamaadkiisu wuxuu ii noqday murugo, qalbi xanuun, iyo xusuus aan weli iga dhammaan. Qofka wax badan jeclaada mar walba waa kan dhaawaca ugu weyn qaata. Mararka qaar, macasalaamada hal qof waxay u tahay bilow cusub… halka qofka kale ay u tahay murugo uu muddo dheer la noolaado. 🖤🥀
Open in TelegramMararka qaar Iska dhigistu waa gaashaan, jacaylkuna waa sir aan indhaha laga qarin karin.
Open in TelegramSaaxibada qoraal mudan qaadasho telegram Maku shaqeenayaah dhowr fariimo ayaa iso garay saakay ✍️
Open in TelegramConnections
Similar channels
- RUNTA NOLOSHA♥️🫀@runta_noloshaQuotes7.66K
- Kalimat kariim 😍@kalimakariimQuotes13.7K
- Qalbi Dhaye💡@qalbidhaye143Quotes15.1K
- Hasan Caashaq ᥫ᭡@hasancaashaqQuotes15.2K
- Dunida Suugaanta✨🥰@dunnidasuugaantaQuotes18.1K
إعترافات .@e3trafatQuotes7.87K
Лучшие Поздравления и Пожелания с праздниками@satlineQuotes7.86K
。༅*ɴᴀᴛᴜʀ☀️ʟɪᴄʜᴛ🌱ʟᴇʙᴇɴ*[ᴷᵃⁿᵃˡ]*༅。@n_licht_lQuotes7.86K