Anigoo yar baan Axdi kula galoo Kuu dhiibay ubax Iyo agab jacayl Illaa iyo hadana Eegmada cid kale Ma ishaarto oo Uurkaad ku taal Caashaq iyo caruur Caruurnimadadii jecel mukuย soo maraty ? โค๏ธ๐๐
Open in TelegramPosts of ๐ฟ๐๐ง๐๐ฃ_๐๐๐๐๐ฎ๐ก1๐ฅ๐โ๏ธ
Harry Kane: โXaaskayga qaaliga ah, waxaad tahay saaxiibkayga ugu wanaagsan. Abaalmarintan adiga ayaa iga doonaysay in ka badan inta aan anigu doonayay. Waxaan soo marnay waqtiyo wanaagsan iyo kuwo adagbaโฆ ugu dambayn waan ku guuleysannay! Mar walba waxaad ii rabtay waxa iigu wanaagsan, waxaadna wax badan u hurtay si ay riyooyinkaygu u rumoobaan. Guushan ma suurto gasheen adiga laโaantaa. Waan ku jeclahay! โค๏ธ๐ฅนโ mahesata adi qof sidan kugu faano?
Open in TelegramHadaad cudur haysta Ka cuudi is leeday Qof ciil ku barbaaray Cuqdadi kama guurto ๐๐๐
Open in TelegramAllow caafimaad taam ah isii xanuunkanah iga dulqaad hal hal fastaxo iskugu kay soo daro saxiibayaal ๐ค๐ฅ๐คฒ
Open in Telegram"Waxa aan rabaa in aad i xasuusato. Haddii aad i xasuusato, waxba igama ay gelin haddii qof kastaa oo kale i iloobo." - ๐ซ๐๐
Open in TelegramRuntii waan heystaa boqorada ugu fiican dunida waxaad suldaaamad utahay Qalbiga Sababtoo ah qalbigeyga mayaqaano qof aan adiga aheynโค๏ธ๐ฅฐ
Open in Telegramแดกแดx แดกแดสแดแด แดกแดxแดแด ษชษขแด วซษชษชแดแดษด สแดแด แดษด าแดสxแดแด แดแดแด แด แด แดวซษชษชวซแดแด แดกแดสสแด แดแด ษดแด แด สแดแดาแดแด แดกแดxแดแดษด แดแดแดแดสแดสแดส ษชษดแดแดแด ษชษช าแดสแดxsแดษดแดแดแดแด ๐โค๏ธ
Open in TelegramNinkii korsaday Bahal nool ka fakay ama buqnaha gooy aaqirkii ciddii korsa tay ayow ka cunay ilmihii ay dhaleen
Open in TelegramMidigtu waxey kaa shataa bidixda๐ฅ Indhuhuna waxey kaashadaan ileyskaโจ๏ธ si ay wax u arkaan ๐ Aniguna waxaan kaa shaada adiga si aan kalinimo udareemin ๐จโโค๏ธโ๐โ๐จโค๏ธ
Open in Telegramโจ๐ผinta yar aad nola shaan gaaban ku noshahay U soco si tartiib ah U nolow si fudud samee wanaag rabigaa ka baq U shaqayso daarta dambe๐ ๐ฅhabeen wanagsan๐ฅ
Open in TelegramMar-marka qaar markaad la hadlayso saxiibkaaga koowaadย ย waa dawada kaliya ee aad u baahan tahayโจ๐ซ๐๐ ๐sแดสแดx แดกแดษดแดษขsแดษด๐
Open in TelegramWuxu nacabki dhibsaday sidaynu naho Marka inaan sidan noqona bu namiimki diidan yahay naftaydiyaw hadii hadii nooci xumaa nacsii isa so dhahaan anaa so niyad jabshee u sheeg noloshena wacan๐๐ Welcome back saxiibayaal aan is la soconah โค๏ธ๐๐
Open in TelegramXarfaanay xasideen intihiin waa I caadaatay xagee jirteen markay islaan dhagoole ah ay qolka igu soo xiranaysay intaay intiri wan ku jaclahay anah wanka diiday jaceelka qasab miyaah๐๐ญ
Open in TelegramQudbadaha MW Farmajo iyo Mw Xasan Sheikh Waxaa u Dhaxeeyaa Farqi Wayn Waana Lagu Kala Samayn Batay Xaqiiqatan, Dhan Bulsho & Mid Saiyaasiba, Aan ku Waydiiyee Kee Labada Qudbad Samayn Badan? Adiga Aragtidaada? โค๏ธFarmajo ๐Xasan Sheikh
Open in TelegramMidigtu waxey kaa shataa bidixda Indhuhuna waxey kaashadaan ileyskaโจ๏ธ si ay wax u arkaan Aniguna waxaan kaa shaada adiga si aan kalinimo udareemin ๐จโโค๏ธโ๐โ๐จโค๏ธ //๐นbarqo ๐จ๐๐๐๐๐ค๐๐ ๐น// _ARBACO | 15 ๐ ๐ด๐๐ด๐ท๐ด๐| 1447 ๐ป ๐ค๐๐
Open in Telegram