Anigoo yar baan Axdi kula galoo Kuu dhiibay ubax Iyo agab jacayl Illaa iyo hadana Eegmada cid kale Ma ishaarto oo Uurkaad ku taal Caashaq iyo caruur Caruurnimadadii jecel muku soo maraty ? ❤️😍👍
Открыть в TelegramПосты канала 𝘿𝙖𝙧𝙚𝙣_𝙟𝙖𝙘𝙚𝙮𝙡1🥀💏✍️
Harry Kane: “Xaaskayga qaaliga ah, waxaad tahay saaxiibkayga ugu wanaagsan. Abaalmarintan adiga ayaa iga doonaysay in ka badan inta aan anigu doonayay. Waxaan soo marnay waqtiyo wanaagsan iyo kuwo adagba… ugu dambayn waan ku guuleysannay! Mar walba waxaad ii rabtay waxa iigu wanaagsan, waxaadna wax badan u hurtay si ay riyooyinkaygu u rumoobaan. Guushan ma suurto gasheen adiga la’aantaa. Waan ku jeclahay! ❤️🥹” mahesata adi qof sidan kugu faano?
Открыть в TelegramHadaad cudur haysta Ka cuudi is leeday Qof ciil ku barbaaray Cuqdadi kama guurto 😘😍👍
Открыть в TelegramAllow caafimaad taam ah isii xanuunkanah iga dulqaad hal hal fastaxo iskugu kay soo daro saxiibayaal 🤕😥🤲
Открыть в Telegram"Waxa aan rabaa in aad i xasuusato. Haddii aad i xasuusato, waxba igama ay gelin haddii qof kastaa oo kale i iloobo." - 🫀😘👍
Открыть в TelegramRuntii waan heystaa boqorada ugu fiican dunida waxaad suldaaamad utahay Qalbiga Sababtoo ah qalbigeyga mayaqaano qof aan adiga aheyn❤️🥰
Открыть в Telegramᴡᴀx ᴡᴀʟᴘᴏ ᴡᴀxᴀᴀ ɪɢᴀ ǫɪɪᴍᴀɴ ʙᴀᴅᴀɴ ғᴀʀxᴀᴅᴀᴀᴅᴀ ᴅᴀǫɪɪǫᴀᴅ ᴡᴀʟʙᴏ ᴏᴏ ɴᴀ ᴅʜᴀᴀғᴛᴀ ᴡᴀxᴀᴀɴ ᴊᴇᴄᴇʟᴀʜᴀʏ ɪɴᴀᴀᴅ ɪɪ ғᴀʀᴀxsᴀɴᴀᴀᴛᴏ 😘❤️
Открыть в TelegramNinkii korsaday Bahal nool ka fakay ama buqnaha gooy aaqirkii ciddii korsa tay ayow ka cunay ilmihii ay dhaleen
Открыть в TelegramMidigtu waxey kaa shataa bidixda🥀 Indhuhuna waxey kaashadaan ileyska✨️ si ay wax u arkaan 🙈 Aniguna waxaan kaa shaada adiga si aan kalinimo udareemin 👨❤️💋👨❤️
Открыть в Telegram✨🌼inta yar aad nola shaan gaaban ku noshahay U soco si tartiib ah U nolow si fudud samee wanaag rabigaa ka baq U shaqayso daarta dambe🙏 🥀habeen wanagsan🥀
Открыть в TelegramMar-marka qaar markaad la hadlayso saxiibkaaga koowaad waa dawada kaliya ee aad u baahan tahay✨🫂💝🔗 🍁sᴜʙᴀx ᴡᴀɴᴀɢsᴀɴ🍁
Открыть в TelegramWuxu nacabki dhibsaday sidaynu naho Marka inaan sidan noqona bu namiimki diidan yahay naftaydiyaw hadii hadii nooci xumaa nacsii isa so dhahaan anaa so niyad jabshee u sheeg noloshena wacan💑🙈 Welcome back saxiibayaal aan is la soconah ❤️😍👍
Открыть в TelegramXarfaanay xasideen intihiin waa I caadaatay xagee jirteen markay islaan dhagoole ah ay qolka igu soo xiranaysay intaay intiri wan ku jaclahay anah wanka diiday jaceelka qasab miyaah😒😭
Открыть в TelegramQudbadaha MW Farmajo iyo Mw Xasan Sheikh Waxaa u Dhaxeeyaa Farqi Wayn Waana Lagu Kala Samayn Batay Xaqiiqatan, Dhan Bulsho & Mid Saiyaasiba, Aan ku Waydiiyee Kee Labada Qudbad Samayn Badan? Adiga Aragtidaada? ❤️Farmajo 😀Xasan Sheikh
Открыть в TelegramMidigtu waxey kaa shataa bidixda Indhuhuna waxey kaashadaan ileyska✨️ si ay wax u arkaan Aniguna waxaan kaa shaada adiga si aan kalinimo udareemin 👨❤️💋👨❤️ //🌹barqo 𝕨𝕒𝕟𝕒𝕘𝕤𝕒𝕟 🌹// _ARBACO | 15 𝑅𝐴𝑀𝐴𝐷𝐴𝑁| 1447 𝐻 🖤🌙🌍
Открыть в Telegram