Markastoo aan sii waynaanayo waa markastoo aan dadka kasii fogaanayo mana aqaano sababta. @nimcothoughts
Открыть в TelegramRUNTA NOLOSHA♥️🫀
Waxaan ahay dhaxal ay hooyaday uga tagtay Dalka iyo dadka Soomaliyeed & islaamkaba. 😊soo dhawow. ↴ ↴ ↴ ↴ @Y4MOO1 ◉‿◉
Новые посты
Ma og tahay Madaxwaynaha dalka Cameroon Paul Biya uu fadhigiisa rasmiga ah yahay dalka Switzerland isagoona halkaas dalka Cameroon uga arimiya. Madaxwayne Paul Biya ayaa la qorsheynayaa inuu Cameroon ku qaato booqasho shaqo oo socon doonta laba toddobaad, ka hor inta uusan dib ugu laaban magaalada Geneva ee dalka Switzerland 🇨🇭, halkaasoona ay ku taalo Madaxtooyada dalka Cameroon. Paul Biya waa 93 jir , dalkiisana uusan lahayn Madaxtooyo isagu dagan yahay balse booqasho uu ku yimaado mar walba oo shaqo gaaban ay soo baxdo.
Открыть в TelegramUSA Florida Gabadhan ayaa gurigeeda ku casuuntay asxaab, martidii markii ay cuntadii dhamaysteen ayay bixiba waayeen, kaddib inantan casuuntay waxay dhibsatay inay martidu iska sii fadhiyaan, kaddibna qori bay soo qaadatay way laysay gabigoodiiba, Markii la xidhayna waxay taagantay “waan ka xishooday inaan baxa idhaahdo, sidaas baan u toogtay midh midh” 🥸 Guryaha reeraha haddii la idinka casuumo ha ku sii dheeraanina, marti edeb leh noqda 😁 Source [Washington post]
Открыть в TelegramПереслано из FAHANKA_NOLOSHA 🫰🫀🥹💯🔏.
Ducada Ha Yaraysan Dhibka Ku Haystaa intuu Doono Ha Le'ekaadee Salaad Kasta Wakhtigeeda Ku Tuko 2 Daqiiqo Ducayso Aamin inuu Allah SW kaa Aqbalayo 🤲🥹💯❤️. #Subax__Wanagsan🥰✌️ #FAHANKA___NOLOSHA🫀❤️
Открыть в TelegramСвязи
Похожие каналы
Qoraal✍ mudan Qaadasho💯@qoraal09Цитаты7,87 тыс.- Kalimat kariim 😍@kalimakariimЦитаты13,7 тыс.
- Qalbi Dhaye💡@qalbidhaye143Цитаты15,1 тыс.
- Hasan Caashaq ᥫ᭡@hasancaashaqЦитаты15,2 тыс.
- Dunida Suugaanta✨🥰@dunnidasuugaantaЦитаты18,1 тыс.
⸤ فُطࢪُسِ ؏ــشق ⸣@fotrose_eshghЦитаты7,67 тыс.
فقدان | LOSE@loserr1Цитаты7,68 тыс.
جـ﹏ــانـ﹏ـانـ﹏ـ@jianianiЦитаты7,68 тыс.