
DUNIDA DAHSOON
Kanaalka DunidaDahsoon waa kanaal aad ka heli karto dhacdooyinka caalamka, Arimaha sirdoonka ,qisooyin iyo Xikmado maalinle ah Booqo👇 https://youtube.com/c/DUNIDADAHSOON Fadlan nagu soo biir : @Dunidadahsoon
Средние просмотры поста по дням
По дню публикации
Показать таблицей
| Дата | Просмотров на пост |
|---|---|
| 1 нояб. 2026 г. | 378 |
| 21 нояб. 2026 г. | 145 |
Самые просматриваемые за месяц
- 01Просмотры378Пересылки—Реакции—Комментарии—
- 02Просмотры145Пересылки—Реакции—Комментарии—
- 03Просмотры145Пересылки—Реакции—Комментарии—
Новые посты
Maskaxdaadu waxay la mid tahay birlab 🌍 waxa aad diiradda saarto ayaa saameeya dareenkaaga iyo noloshaada. Haddii aad ka fikirto nimcooyinka Rabi, wanaagga iyo rajada, qalbigaagu wuxuu helayaa degganaansho iyo farxad 😌✨ Ha u oggolaan dhibaatooyinka inay maskaxdaada qabsadaan oo ay kaa qariyaan waxyaabaha wanaagsan ee aad haysato. Waxa aad maanta maskaxdaada ku quudiso ayaa saameeya dareenkaaga berri 🌱❤️
Открыть в TelegramHadaad jeclaato qof, jaceelkuu ahaadaba usheek si uu u ogaado, uguna celceli si uu u dago, uu u xasilo 🥺💌✨ Taasi waa dardaarankii Nabi Muxamad SCW 🤲📜
Открыть в TelegramMuslimku waa inuu ka fogaadaa wax kasta oo shaki gelinaya diintiisa 🚫🧠. Waa inuu qalbigiisa nadiifiyaa oo alle ka cabsadaa 🤲🧹. Qalbiga wanaagsan ayaa hagaajiya hadalka iyo camalka qofka 💖✨. Subax wanaagsan
Открыть в Telegramالإمام الشافعي رحمه الله 🕌📿 🌊🌊 من لم يدق مر التعلم ساعة 🕰️📚 تجرع مر الجهل طول حياته ⏳🌑 Qofkii aan saacad dhadhamin qareerka waxbarashada dhibaatadeda ee wadoyinka adadag ee loo maraaya 🎓💧 wuxuu dhadhamin qareerka jahliga inta noloshiisa ka dhiman oo qof jirkiisa nool balse ruuxdiisu dhimatay ayuu noqon waayo ruuxda quudkeedu waa cilmi halka jirka quudkeedu uu yahe cunno⏳🌑 Marka cilmi inaad barato waa shey muhiim ah ✅💡 qaasatan inaad cilmiga diinta barato waayo wxwalba hadaad jaahil ka tahay waxe lamid tahay inaad geeryootay 🙏📖
Открыть в TelegramQof doqon haduu ku caayo ha u jawabin, inaad u jawaabto waxaa ka fiican inaad iska aamusto 😐. Maxaa yeelay, isku maqaam matihiin. Haddaad u jawaabto, waa intuu rabay iskumid ayaa noqoneysa, laakiin haddaad iska deyso oo aad ka aamusto, ciil buu u dhimanayaa 😤. Maxaa yeelay, wuxuu arkayaa inaad waxba ka soo qaadin; hadalkiisa hur iyo kuleel ayaa uziyadaaya 🔥.
Открыть в TelegramСвязи
Похожие каналы
مردمنامه (تاریخ مردم)@mardomnamehПознавательное5,32 тыс.
Ярослав Листов историк@iaroslavlistovistorikПознавательное5,31 тыс.
Istorium@istorium_netПознавательное5,32 тыс.
Варя в космосе 🤯@varvar_of_spaceeПознавательное5,31 тыс.
ፈለገ ጥበባት@felegetibebatПознавательное5,3 тыс.
Архитектура Севастополя@archsevastopolПознавательное5,29 тыс.
Международный фестиваль НАУКА 0+@festivalnaukiruПознавательное5,29 тыс.
Былинный Берег@bylinniy_beregПознавательное5,29 тыс.