Waan iska aamusi doonaa, ma aha inaan waxba dareemayn, balse waxaan ka daalay inaan sharaxo xanuun aan cidina fahmin๐ซก RetWanโ
Open in TelegramPosts of Waayaha Addunka๐๐
Waxaan ku siiyay dareen dhab ah, waxaanan filayay wax ka duwan waxa aan maanta dareemayo๐ซก RetWanโ
Open in TelegramMaalin ayaan waydiin doona bal inay qoslaan qaar hada si digasho leh iigu soo celceliya "Farxada waa la samaysta๐ซก RetWanโ
Open in TelegramAkhrisku ma aha waqti lumis, waa maalgashi aad naftaada ku samaynayso. Bog kasta oo aad akhrido wuxuu kordhiyaa aqoontaada, wuxuu kobciyaa fikirkaaga, wuxuuna kuu dhoweynayaa mustaqbal wanaagsan. Ha joojin akhriska, waayo aqoontu waa hanti aan dhammaanayn๐๐ซก RetWanโ๏ธ
Open in Telegram"Qof walba wuxuu leeyahay sheeko u gaar ah, balse waxa ugu quruxda badan waa inaad mar walba rajo wanaagsan ku noolaato, qalbi wanaagsan yeelato, farxaddaadana cidna u oggolaan inay kaa qaaddo๐ซก RetWanโ
Open in TelegramForwarded from Kooxda Waaberi
๐ ๐ฎ ๐ถ๐๐ธ๐ฎ ๐ท๐ผ๐ผ๐ด๐๐ฒ๐ ๐๐ฎ๐น๐น๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฒ๐น๐ฒ๐ด๐ฟ๐ฎ๐บ ๐ผ๐ผ ๐๐ฎ๐พ๐๐ถ ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป ๐บ๐ฎ๐ธ๐ฎ๐ฎ๐ด๐ฎ ๐ฏ๐ฎ๐ ๐ฎ๐ ๐ฟ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐ธ๐ฎ๐ป๐ป๐ฎ๐ฎ๐น๐ผ ๐ณ๐ฎ๐ฎ๐ถ๐ฑ๐ผ ๐จ'๐น๐ฒ๐ต ๐ป๐ผ๐น๐ผ๐๐ต๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฎ, ๐๐ฎ๐ ๐ฎ๐ป ๐ต๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ๐ป ๐ธ๐๐ ๐๐ผ๐ผ ๐ ๐๐น๐ฎ๐ ๐๐ฎ๐น๐ฎ๐น, ๐ธ๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฎ๐น๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ด๐ ๐ณ๐ฎ๐ฎ๐ถ๐ฑ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป ๐๐ฒ๐น๐ฒ๐ด๐ฟ๐ฎ๐บ ๐ผ๐ผ ๐ป๐ผ๐ผ๐ฐ ๐ธ๐ฎ๐๐๐ฎ ๐น๐ฒ๐ต, ๐ฏ ๐ฆ๐ต๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ณ ๐ถ๐๐ผ ๐ธ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฎ๐บ๐ผ, ๐ก๐ฎ๐ด๐ ๐๐ผ๐ผ ๐ฏ๐ถ๐ถ๐ฟ ๐๐พ๐ฟ๐ถ๐๐๐ฒ ๐ผ๐ผ ๐ธ๐ฎ๐บ๐ถ๐ฑ ๐ป๐ผ๐พ๐ผ ๐ฏ๐๐น๐๐ต๐ผ ๐๐ฒ๐๐ป๐๐ฎ ๐ป๐ฎ๐ด๐ ๐ ๐ถ๐ฟ๐ฎ๐ป ๐ Adminย - @Zaxiibka_nolosha https://whatsapp.com/channel/0029VbBOipoEquiVwbpZGE1Z https://t.me/addlist/6KorFw57ouszYmY8
Open in TelegramQofkii i xumeeya uma rajaynayo xumaan, balse mar dambe uma oggolaanayo inuu nabaddayda iga qaado๐ซก RetWanโ๏ธ
Open in TelegramAdduunyadu waa yaab, qofkii aad maanta farxad la wadaagto berri ayaa laga yaabaa inuu noqdo qofka ilmadaada sababta u ah. Noloshu ma aha sida aan rabno, mararka qaar waxay ina bartaa casharro xanuun badan. Dadkii aan qalbiga ka jeclaanay ayaa naga taga, kuwii aan aaminsanayn ayaa na khiyaaneeya, kuwii aan wax walba u huraynayna mararka qaar ma dareemaan qiimaheenna. Laakiin wax kasta oo dhaca, samirku waa furaha nolosha. Ilaahayow qalbiyadeenna u naxariiso, murugadeennana farxad noogu beddel๐ซก RetWanโ๏ธ
Open in TelegramDhoolacadeynta qaar kaliya waxay ku egtahay wajiyadeena lkn qalbigeenu waa mid qariya xanuuno badan๐ซก RetWanโ
Open in TelegramInaad sugto Ilaa ay waxwalba ka dhameestirmaan waa yool aan lagaari karin๐ซก RetWanโ
Open in TelegramWaxaan dooranayaa inaan ka aamuso adduunka muddo, ilaa aan si fiican u barto xaqiiqooyinka nolosha. Dadka qaar waxay wax ku bartaan hadal, aniguna waxaan wax ku baran doonaa aamusnaan Umana maqnaanayo inaan qof ka cararo, waxaan u maqnaanayaa inaan noqdo qof ka wanaagsan kii aan shalay ahaa. Marka aann soo laabto, ma ahaan doono isla qofkii aad taqaanay๐ซก RetWanโ
Open in TelegramNooc kamid ah xanuunka๐ Inaad dhisto riyo si fudud qofkale ku qaato hada ninbay tahay noloshiisa shalayse Aniga Ayay nolol ii Ahyd๐ซก RetWanโ๏ธ
Open in TelegramDhibaatada ugu weyn waa marka qof aad jeceshahay kaa fogaado kuna tuso inaadan wax qiimo ah lahayn markaas waxaad mari doonta dhibato qofkagii ku gaystay markaasd ogaaan in dhibkuba yahay jacaylka๐ซก RetWanโ
Open in TelegramWaxad I Tustay SapapO Badan Oo aan Kaga Fogaan Karo Ugu Dampayna Wan Baxay๐ซก RetWanโ๏ธ
Open in TelegramWaxan u ahaan jiray dacad balse iyada agteeda Waxan Ka xisaabsana doqon Ugu dambayntii Aniga ooy i xumaysay ayaan baxay waxanan ku faraxsanahay inay i cidlaysay mid kamida kuwii igu danaysan jiray balse iyada waa u murugo sababta Oo ah waxay xumaysay mid Ka Mida kuwa u ilahay U diray inay iyada darajeyan anyway noloshu kuma xumayso Darajo๐ซก RetWanโ๏ธ
Open in TelegramWaxa aan rabo waxaa weeye Ina helo daganaansho ruuxi ah Ina helo jcyl iyo naxariis iyo dabacsanaan iyo fahan intaas waligay ma helin xitaa yaraantaydiih mararka qaaar waxaan dareemaa Ina ahey qofka dunida ugu nasiibka xun๐ซก RetWanโ
Open in TelegramMarka uu awoodi waayo bini-aadamku inuu soo saaro waxa gudihiisa ku jira, Wuu ooyaa๐ซก RetWanโ
Open in Telegram