Account

Posts of Nolol๐Ÿฅ€๐Ÿ˜Š

newest first

#2189Link preview

Forwarded from Kooxda Waaberi

๐— ๐—ฎ ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—ท๐—ผ๐—ผ๐—ด๐˜๐—ฒ๐˜† ๐—”๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐—พ๐˜๐—ถ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—บ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ผ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ผ ๐—จ'๐—น๐—ฒ๐—ต ๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ, ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ป ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐˜‚๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐˜‚๐—น๐—ฎ๐˜† ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—น, ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐—ป๐—ผ๐—ผ๐—ฐ ๐—ธ๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฎ ๐—น๐—ฒ๐—ต, ๐Ÿ’ฏ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ, ๐—ก๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—พ๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ผ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป ๐Ÿ‘‡ Adminย - @Zaxiibka_nolosha https://whatsapp.com/channel/0029VbBOipoEquiVwbpZGE1Z https://t.me/addlist/hQsfmjafnpVjMjQ0

Open in Telegram
Views1970%vs avg
Forwardsโ€”
Reactions2
Commentsโ€”
#2151Photo
Views4,490ร—23vs avg
Forwardsโ€”
Reactions32
Commentsโ€”
#2149Text
Views3,660ร—19vs avg
Forwardsโ€”
Reactions13
Commentsโ€”
#2146Text

๐ŸŒ™๐Ÿ•ŒU diyaar garowga ramadaan. Waxaan halkan kuugu sheegay dhawr qodob oo inoo fudidaynaya diyaar u ahaanshaha ramadaan. Si aynu caqligeen iyo qalbigeenaba ugu diyaar ahaano inaynu ka faaidaysano ramadaan. 1๏ธโƒฃDiyaarso qorshahaaga bisha ramadaan iyo ahdaafta aad dooneyso in aad ka dhabeyso, acmaasha aad doonayso inaa gaadho bishaas waa inay kuu qorshaysanyihiin. Tusaale, quraanka intee jeer baa doonaysa inaa dhamayso, tasbiixda, digriga intee jeer baa kuu qorshaysan inaa akhriso waa inay kuu qoranyihiin dhamaantooda. 2๏ธโƒฃQorto dhamaan ducooyinkiina oo buug ku qorta ama mobelka ku qorta, ducooyin baahiyahaaga quseeyo qoro bisha ramadaan waa waqti ay riyooyin badan kugu dhaboobi karaan hadii aad sifiican uducaysato, marka ducooyinkaada hakuu qornaadaan oo ha noqdaan kuwo xilli walba aad ku ducaysanayso. Ducooyinkaada hasoo koobin ilaahay si balaaran wax kasta uwaydiiso. 3๏ธโƒฃSalaadaha, quraan akhriska, digriga, symptoms iyo adkaaraha intaba haday kugu adag yihiin ama mid kamid ah haday kugu adagtahay hadan nafta edbi kusii tawabar hadba wixii kugu adag. 4๏ธโƒฃDiyaarso goob guriga kamid ah ama qeyb qolkaaga kamid ah oo aad ku cibaadaysato, diyaarso dhar gaar ah aad ku cibaadaysato. 5๏ธโƒฃU diyaar garoow inaa cunto cunto caafimaad leh iyo biyo badan, sanbuus iyo burkii dayn maynee laakiin inaynu yarayno qudaarta lacuna, furuutiskii la cuno, biyaha lacabo. 6๏ธโƒฃka fagoow ama iska yareey waxyaabaha aad la qabatintey sida: taleefanka, social media, coffe, waqti lumiska, meel iska fadhiga, jadwal la aanta, hadalada aan wanaagsanayn oo aad dhahdo, cayda, xanta iyo wax kastoo aad la qabsatayba. 7๏ธโƒฃKa har saaxibada xun xun ee caajiska badan ka bax guruubyada waqtiga kaa luminaya kala laabo followda dadka soo gudbiya waxyaabaha aan faa'idada laheyn. Dooro saaxiib wanaagsan. 8๏ธโƒฃBisha ramadaan inta ka hartay dhagayso macluumaad iyo casharo quseeya bisha ramadaan. 9๏ธโƒฃsoo iibso ama Diyaarso buug aad ku qoroto barnaamijyada lasoo daynayo ramadaanka, magacyada ilaahay aad ku baranayso iyo kuwo kalaba. ๐Ÿ”Ÿsii niyayso inaad soomaysid. Share ku dhaho facebookaaga si aadan u ilaawin. Ka faaidaysi wacan .

Open in Telegram
Views3,200ร—16vs avg
Forwardsโ€”
Reactions7
Commentsโ€”
#2131Text
Views3,760ร—19vs avg
Forwardsโ€”
Reactions10
Commentsโ€”
#2117Text
Views3,400ร—17vs avg
Forwardsโ€”
Reactions13
Commentsโ€”