Maktabadda Turath! 📚✨ Waxaanu si rasmi ah u daah-furnay Maktabadda Turath, oo ah il weyn oo laga heli doono kutub iyo buugaag aad u badan. Waxa lagu daahfuray qeybta kutubta Carabiga ah, oo ay ku jiraan in ka badan 29,000+ kitaab oo laga soo dheegtay Maktabadda Shaamila (الشاملة الذهبية). 📱 La soo deg App-ka Turath oo kala soco:👇 https://hallink.onl/turath https://www.facebook.com/share/19wdTTu4Ei/?mibextid=wwXIfr https://t.me/Turaasculimo
Open in TelegramPosts of التراث المسجل لعلماء الصومال
Baraarujin: Haddii App-ku idinka codsado cusboonaysiin (update), fadlan update-gareeya oo noo dulqaata. Update walba waxa uu ka turjumayaa in adeeg cusub lagu soo kordhiyay App-ka, xogtiinuna isma baddalayso. Turath: https://hallink.onl/turath https://t.me/Turaasculimo
Open in TelegramRaadiyaha Turath! 📻✨ Waxaanu si rasmi ah u furnay Raadiyaha Turath, oo hadda si toos ah uga bixi doona App-ka Turath. Waxa lagu daahfurayna Idaacadda Qur'aanka, oo lagala socon doona (24-ka saacadood) Qur'aanka Kariimka ah iyo barnaamijyo diini ah oo kala duwan. 📱La soo dag App-ka Turath oo si toos ah ula soco: 👇 https://hallink.onl/turath https://www.facebook.com/share/1ECsDzjdQK/?mibextid=wwXIfr https://t.me/Turaasculimo
Open in Telegram✅Websiteka Rasmiga ah ee Applicationka Turath✨:👇 🌐https://turaath.so #مشاريع_إشراق #TurathApp https://t.me/IshraqCenter
Open in TelegramForwarded from مركز إشراق - Ishraq
Bishaaro🎉 Waxa bilaabantay diiwaangelinta *Dufacaddii 3aad* ee *Barnaamijka Tafsiirka Sh Dirir* La soo deg application-ka Turath oo iska diiwaangeli: https://onelink.to/cuhq7w Kaddib ku biir kanaalka casharrada: https://t.me/+0m97tDUPQSUzZDZk https://www.facebook.com/share/1AmHL7emFF/?mibextid=wwXIfr T.me/ishraqcenter
Open in Telegramبفضل الله وتوفيقه، تجاوزت قناة «التراث المسجل لعلماء الصومال» حاجز 100,000 طالب علمٍ ومستفيد. 🔗 [https://t.me/Turaasculimo] 🔹 حصيلة القناة حتى الآن: • جمع وتوثيق تراث 85 عالماً وداعيةً من علماء الصومال. • شمولية علمية تضم أكثر من 22 فناً من العلوم الشرعية واللغوية. • مكتبة صوتية ضخمة تزيد على 51,500 مادة علمية مسجلة. نسأل الله تعالى أن يجعل هذا العمل خالصاً لوجهه الكريم، وصدقةً جارية لجميع مشايخنا وعلمائنا، وكلّ من ساهم في نشرها، وتطويرها. https://www.facebook.com/share/1C4JrcML5h/?mibextid=wwXIfr https://t.me/IshraqCenter
Open in Telegram••• Dhaxalka Culimada Soomaaliyeed| Tusmada Culimada: 🕌 https://t.me/Turaasculimo/32332 Tusmada Funuunta: 📖 https://t.me/Turaasculimo/38604 Mareegta muxaadirooyinka: 🎙️ https://t.me/Muxaadiromuhiima
Open in TelegramForwarded from مركز إشراق - Ishraq
🔐 Qaabka looga hortago in lagaa jabsado Telegramka. https://youtube.com/shorts/o1n2Y4hyU5g?si=3eIlWeyaz5sBwfvf https://t.me/IshraqCenter
Open in Telegram✅Websiteka Rasmiga ah ee Applicationka Turath✨:👇 🌐https://turaath.so #مشاريع_إشراق #TurathApp https://t.me/IshraqCenter
Open in TelegramForwarded from مركز إشراق - Ishraq
❕ Maadaama baraha bulshada (sida Telegram) ay mar kasta la kulmi karaan cilado farsamo ama xirmo kedis ah, waxaan idiin diyaarinay App-ka Turath. ✅Waa Application noo gaar ah oo aan si buuxda u maamulno xogtiisa, sidoo kalena horumar joogto ah ku wadno. 🔗 La soo deg hadda oo la saaxiib: https://play.google.com/store/apps/details?id=so.turaath.app F.g: iPhoneka (iOS): shaqadii ugu dambaysay ayaa ku socota, dhawaan filo insha Allaah. https://t.me/IshraqCenter
Open in Telegram✅Kala soco App-ka Turath: 📷Instagram: instagram.com/TurathApp 🔵Facebook: facebook.com/Turaasculimo 🚀Telegram: t.me/Turaasculimo
Open in Telegram