Markastoo aan sii waynaanayo waa markastoo aan dadka kasii fogaanayo mana aqaano sababta. @nimcothoughts
Open in TelegramPosts of RUNTA NOLOSHA♥️🫀
Ma og tahay Madaxwaynaha dalka Cameroon Paul Biya uu fadhigiisa rasmiga ah yahay dalka Switzerland isagoona halkaas dalka Cameroon uga arimiya. Madaxwayne Paul Biya ayaa la qorsheynayaa inuu Cameroon ku qaato booqasho shaqo oo socon doonta laba toddobaad, ka hor inta uusan dib ugu laaban magaalada Geneva ee dalka Switzerland 🇨🇭, halkaasoona ay ku taalo Madaxtooyada dalka Cameroon. Paul Biya waa 93 jir , dalkiisana uusan lahayn Madaxtooyo isagu dagan yahay balse booqasho uu ku yimaado mar walba oo shaqo gaaban ay soo baxdo.
Open in TelegramUSA Florida Gabadhan ayaa gurigeeda ku casuuntay asxaab, martidii markii ay cuntadii dhamaysteen ayay bixiba waayeen, kaddib inantan casuuntay waxay dhibsatay inay martidu iska sii fadhiyaan, kaddibna qori bay soo qaadatay way laysay gabigoodiiba, Markii la xidhayna waxay taagantay “waan ka xishooday inaan baxa idhaahdo, sidaas baan u toogtay midh midh” 🥸 Guryaha reeraha haddii la idinka casuumo ha ku sii dheeraanina, marti edeb leh noqda 😁 Source [Washington post]
Open in TelegramForwarded from FAHANKA_NOLOSHA 🫰🫀🥹💯🔏.
Ducada Ha Yaraysan Dhibka Ku Haystaa intuu Doono Ha Le'ekaadee Salaad Kasta Wakhtigeeda Ku Tuko 2 Daqiiqo Ducayso Aamin inuu Allah SW kaa Aqbalayo 🤲🥹💯❤️. #Subax__Wanagsan🥰✌️ #FAHANKA___NOLOSHA🫀❤️
Open in TelegramForwarded from FAHANKA_NOLOSHA 🫰🫀🥹💯🔏.
Soonka 9 Maalmood ee Ugu horeeya Dul-xijja. > Maalinta ugu horeysa qofka sooma: Alle wuxuu dembu dhaaf udoonaa Dhamaan dembiyadiisa. > Maalinta labaad qofka sooma: wuxuu noqonaya sida adoon sanad dhan cibaadeysanayay. > Maalinta saddexaad qofka sooma: Ilaahay SWT ducadiisa wuuka aqbalayaa. > Maalinta afaraad qofka sooma: Alle wuuka ilaalinayaa faqriga iyo dhibta maalinta qiyaame wuxuu la jiri doonaa kuwa sharafta leh. > Maalinta shanaad qofka sooma: alle wuuka badbaadiyaa munaafaqnimada iyo cadaabul qabriga. > Maalinta lixaad qofka sooma: alle wuxuu ku eegayaa il naxariis leh. > Maalinta todobaad qofka sooma: Alle wuxuu ka xiri doonaa 30 albaabood oo dhib ah wuxuuna ufuri doonaa 30 albaabood oo khayr ah. > Maalinta Siddeedaad qofka sooma: Wuxuu helaa ajir aan cidna ogayn marka laga reebo alle SWT. > Maalinta sagaalaad qofka sooma: Alle wuxuu udambi dhaafi doonaa dembigii sanadkii lasoo dhaafay iyo sanadka soo socda. Maalinta tobnaadna waa Eidul Adxa❤️ Share gareey walaal khayrka👍
Open in TelegramForwarded from FAHANKA_NOLOSHA 🫰🫀🥹💯🔏.
https://youtu.be/7Yt2GDrv8tg?si=UKcuaB19Vb49Oo7C
Open in TelegramForwarded from FAHANKA_NOLOSHA 🫰🫀🥹💯🔏.
https://youtu.be/RESdnEfSZK8?si=MbaRVy7pIqeJq8yi
Open in TelegramIlaahayow, ii rumo riyooyinkayga iyo wixii aan ku hamiyay, hana iga yeelin wax dhib ii keena; balse ii dooro oo ii qoro kheyrka ku jira wixii aan doonayo. Aamiin Yaarabi 🤲🥺 #RUNTA___NOLOSHA 🥰 @AYTULAHI ❤️💯🫀
Open in TelegramForwarded from FAHANKA_NOLOSHA 🫰🫀🥹💯🔏.
https://youtu.be/0hqTw7kTpy8?si=VIwb57ja931rmrAy
Open in TelegramAsc saxibyaal channel-kan waa iib qofkii raba ha ila soo xiriiro insha Allah waa is fahan qiimuhu . @Y4MOO1 👈
Open in Telegram