A good husband A good husband is not a man who is rich and handsome he is a man who knows the value of his wife. Ninka wanaagsan: - Nin wanaagsan ma aha ninka lacagta badan haysta ama quruxda badan. - Waa ninka garanaya qiimaha xaaskiisa, qadariya, ixtiraama, jecelna.
Open in Telegram
Qalbitabat🥰❤️
Halkaan waxaad ka helaysaa👎 Xigmado✍️ Maahmaahyo Gabayo Qur aanka Erayo jacayl Dhiirigalin🤝 owner 👉 @Ahmedcarab14 Lajoogaadu waa noo sharaf 🥰♻️
Average views per post by day
By publication day
Show as table
| Date | Avg views per post |
|---|---|
| Nov 14, 2026 | 461 |
| Nov 15, 2026 | 447 |
| Nov 16, 2026 | 412 |
| Nov 17, 2026 | 375 |
| Nov 18, 2026 | 402 |
| Nov 19, 2026 | 399 |
| Nov 20, 2026 | 369 |
| Nov 21, 2026 | 358 |
| Nov 22, 2026 | 315 |
| Nov 23, 2026 | 283 |
| Nov 24, 2026 | 233 |
| Nov 25, 2026 | 214 |
| Nov 26, 2026 | 176 |
| Nov 28, 2026 | 85 |
| Nov 29, 2026 | 35 |
Most viewed this month
- Views461Forwards—Reactions5Comments—
- Views447Forwards—Reactions3Comments—
- Views412Forwards—Reactions5Comments—
- Views410Forwards—Reactions—Comments—
Latest posts
Gaajo iyo qiime Libaaxu wuu gaajoon karaa, laakiin qiimihiisa ma lumiyo. Adkaysigu waa hubka qofka hiigsiga leh. Xilliga adagi wuu dhaafaa, laakiin mabaadiidaadu waa inay kuu sugnaadaan. Ha ka jilcin mawqifkaaga—libaax caws ma cuno.
Open in TelegramOraahda maanta what is roaring in your mind. Some people only know your name. But they don’t know your story. They can only see your smile. But They don’t know your pain. They marvel at your silence. They don’t know what is roaring in your mind ____<___ maskaxdaada ka guuxaya. * Dadka qaar magacaaga oo keliya ayay yaqaannaan. * Laakiin ma yaqaannaan sheekadaada. * Waxay arki karaan dhoolla-caddayntaada oo keliya. * Laakiin ma yaqaannaan xanuunka aad gudaha ka dareemayso. * Waxay la yaabaan aamusnaantaada. * Laakiin ma oga waxa maskaxdaada ka guuxaya. *
Open in TelegramOraahda maanta Marna ha raadin sheeyadan Waji qurux badan hal maalin waxa uu noqon doona mid duq ah Marna ha raadin maqaar wanaagsan ( jir wanaagsan) Maalin un laalabato ayuu yeelan Marna ha raadin jir dhisan maalin un wuu is badeli Marna ha raadin timo qurxan hal maalin wey Cadaan doonan Badelka sheyadaas raadi Qalbi daacad ah kaas oo ku jacel maalin kasta
Open in Telegram5\. Maskaxda ku hay arrimahan noloshaada: * Ha ku faafin baraha bulshada farxadda guurkaaga. * Ha ku faafin baraha bulshada uurkaaga. * Ha ku faafin baraha bulshada guulaha iyo waxyaabaha uu ilmahaagu ku guulaysto. * Ha ku faafin baraha bulshada hantida qaaliga ah ee aad leedahay. Qodobadan soo socda ayaa ah sababta ay tahay inaadan arrimahaas faafin: * Qof walba kuma faraxsana farxaddaada. * Inta badan faallooyinka wanaagsan ee laguu soo qoro ma aha kuwo daacad ah. * Waxaad naftaada iyo qoyskaaga u soo jiidi kartaa isha (xasad). * Waxaad noloshaada soo gelin kartaa dad ku xaasidaya. * Ma garanaysid cidda sawirradaada kaydsanaysa ama la socota waxyaabaha aad soo dhigto. * Runtii waa inaad joojisaa arrintan, sababtoo ah waxay halis gelin kartaa noloshaada, qoyskaaga, guurkaaga iyo shaqadaada. I rumayso, baraha bulshada waxaa ka buuxa dad aan daacad ahayn, sidoo kalena waxay noqon karaan indhaha, dhegaha iyo afka shaydaanka. Sidaas darteed, ha ku dhicin dabinka shaydaanka, noloshaadana ka dhig mid asturan.
Open in TelegramOraahda maanta 2: Subax kasta naftaada ku dheh weedhahan. * I am the best. — Aniga ayaa ah qofka ugu fiican. * I can do anything. — Wax kasta waan awoodaa. * Allah is always with me. — Allah mar walba wuu ila jiraa. * I am a winner. — Aniga ayaa ah guuleystaha. * Today is my day. — Maanta waa maalintayda.
Open in TelegramSaaka waabarigii ilaa hadda waxa kusoo maray 12 saacadood Fadhiiso is weydii wax faaida ma kororsaty mise Qasaaro ayaa ku jirtaa waqtiga dib uma soo laaban doono ### Haldoorka Dhalinta
Open in TelegramOraah yada Maanta 1: advantages of Confidence and hard work Confidence and hard work are the best medicine to kill the disease called failure. And they will make you successful person. Kal Soonida iyo Howlkarnimada waa daawoyinka ugu fiican lagu dilo cudurka loogu yeero Guuldarada waxa ay kaa dhigi doonan Shaqsi guuleysta
Open in TelegramCasharka #3 Qoyska aad adigu dhisato marka aad qaangaarto, ayaa mustaqbalkaaga saamayn weyn ku yeelan doona, kana badan qoyska aad ku dhalatay. Dooro dadka ku dareensiiya xasillooni, ku garab istaaga, ku fahma, kuna dhiirrigeliya inaad awood u leedahay inaad wax qabsan karto.
Open in TelegramConnections
Similar channels
Mentioned by
- Himilo books@himilo_books3 mentionsLatest post
𓆩 IBNU MAXAMUD ²⁴ 𓆪@ogaanshahanolasha673 mentionsLatest post
❤️ 𝗘𝗥𝗔𝗬𝗢 𝗝𝗔𝗖𝗘𝗬𝗟🫀@erayojacayl12 mentionsLatest post
الحكمة والموعظة الحسنة@qanaatmubaarak2 mentionsLatest post
TEᗩᗰ 𝗶𝘅𝘀𝗮𝗮𝗻🖤@team_ixsaan2 mentionsLatest post- 🪴𝗞𝗢𝗕𝗖𝗜_𝗠𝗔𝗦𝗞𝗔𝗫𝗗𝗔𝗔𝗗𝗔🧠📚@kobci_maskaxdaada11 mentionLatest post