Posts of ๐๐ฃ๐ง๐๐๐ ๐๐คด
Forwarded from ๐๐ข๐ข๐ซ๐๐๐ค๐ช๐๐๐๐๐๐ฅ
๐จ๐ฝ๐ฑ๐ฎ๐๐ฒ ๐จ Soo laabasho wanaagsan dhammaan xubnaha Kooxda Wadajir. Muddo ayaan ka maqnaa shaqada kooxda, balse hadda kooxdu dib ayay u bilaabeysaa shaqadii Insha Allah. Waxaan rajaynaynaa wada shaqayn wanaagsan iyo horumar cusub. Haddii aad qabtaan wax faahfaahin ama suโaalo, fadlan kala xiriira ๐๐ผ๐ผ๐ ๐ฑ๐ฎ ๐ช๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ท๐ถ๐ฟ ๐ง๐ฒ๐ฎ๐บ ๐๐๐ฑ๐ผ๐ผ๐บ๐ถ๐๐ฒ: @cilmooge1 FG :ย Xubnaha Kooxda ka baxay walaga saray channels kooda Kooxda Wadajir. โโโโโโโฏโโโโโโโ โ ๐๐ต๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ฑ โ
Open in TelegramForwarded from Dawrada Tafsiirka Dufcadii 1aad
๐ข Isdiiwaangelinta Dawrada Tafsiirka way socotaa. Waxaa ka harsan 5 cisho oo keliya, ee ka faa'iidayso fursadda oo isdiiwaangeli. Iska Diwaan gali WhatsApp-kan :๐ https://wa.me/qr/DWCHHMZPCLLAL1 Fadlan hal mar oo keliya soo qor: 1. Magacaaga oo saddexan 2. Magaalada aad joogto 3. Lab ama Dhedig 4. Lambarkaaga FG: Intaas wax dhaafsan ha soo qorin, hana kusoo celcelin. Kala soco duruusta What'sappka ๐ https://chat.whatsapp.com/BsNoHE8EUOFGV84UHDJf46?s=sh&p=a&mlu=0&ilr=0&amv=1 Telegramka๐ https://t.me/Dawro_Tafsiir1
Open in TelegramSomali waxey u socotaa waji cusub hormar isku xernaan iyo kobac dhaqaale ๐ธ๐ดโค๏ธ
Open in Telegram