Posts of ๐[๐ฅ๐ ๐ ๐ซ๐ฎ _๐ฉ๐ ๐ข๐ ๐ธ๐ซ]๐ยขะฝฮฑะธะธัโ ๐
Forwarded from ๐ฆ๐ฌ๐ ๐ง๐๐๐
Kooxda @SYLTEAM10 Waxaan kaa caawinaynaa in Telegram channel-kaaga uu helo koboc, muuqaal iyo aqristayaal badan. Haddii aad rabto in channel-kaagu gaaro dad badan syl team kusoo biir! ๐๏ธ๐ฆ๐ฃ๐ข๐ก๐ฆ๐ข๐ฅ๐๐ @SYLTEAM10 @ReadingTheQuraan Aแด แดษชษด โคท @SomaliAd
Open in TelegramForwarded from ๐ฆ๐ฌ๐ ๐ง๐๐๐
๐ Tatbith โ Qurโaan Memorization App Tatbith wuxuu kaa caawinayaa xifdinta iyo murฤjaสฟada Qurโaanka adigoo adeegsanaya habab kala duwan oo xifdin ah, gaar ahaan Habka Xifdiga (Hifdh Method) โ nidaam xooggan oo tallaabo-tallaabo kuu hagaya: dhageysi, ku celcelin, xifdin, isku-xirid iyo murฤjaสฟo. โ Habab xifdin oo kala duwan ๐ง Qurโaan dhageysi & ku celcelin ๐ Hifdh Method oo nidaamsan ๐ Murฤjaสฟo iyo xifdiga oo la adkeeyo ๐ La soco horumarkaaga ๐ฏ 100% Bilaash ๐ Habka Subac Google Play: https://play.google.com/store/apps/details?id=com.tatbith.app
Open in TelegramForwarded from ๐ฆ๐ฌ๐ ๐ง๐๐๐
Kooxda @SYLTEAM10 Waxaan kaa caawinaynaa in Telegram channel-kaaga uu helo koboc, muuqaal iyo aqristayaal badan. Haddii aad rabto in channel-kaagu gaaro dad badan syl team kusoo biir! ๐๏ธ๐ฆ๐ฃ๐ข๐ก๐ฆ๐ข๐ฅ๐๐ @SYLTEAM10 @ReadingTheQuraan Aแด แดษชษด โคท @SomaliAd
Open in TelegramForwarded from ๐ฆ๐ฌ๐ ๐ง๐๐๐
Kooxda @SYLTEAM10 Waxaan kaa caawinaynaa in Telegram channel-kaaga uu helo koboc, muuqaal iyo aqristayaal badan. Haddii aad rabto in channel-kaagu gaaro dad badan syl team kusoo biir! ๐๏ธ๐ฆ๐ฃ๐ข๐ก๐ฆ๐ข๐ฅ๐๐ @SYLTEAM10 @ReadingTheQuraan Aแด แดษชษด โคท @SomaliAd
Open in Telegramุงูุณููููููููููููุงู ุนููููููููููููููู ูุฑุญู ุฉ ุงููู ูุจุฑูุงุชููููููููููููย ููููููููููููุงุงุฎูุงูู๐ค๐ค โชย ๏ผช๏ผฏ๏ผฉ๏ผฎย ย โฆ๏ธย ๏ผต๏ผณย โ๏ธ ย ย @XIKMAD_MURTI_CHANNEL ..๐๐บ ๐๐บ ๐๐บ๐๐๐ ๐๐ฝ๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐บ๐๐๐พ๐ ๐๐บ๐๐ ๐๐บ๐๐บ๐ฝ๐๐บ๐๐๐ฝ.. ๐ซตโค๏ธ
Open in TelegramIllaahay intuu abuuray Aduunka intaa dhex yaaca Adaan ku inshaartay qaali Udgoonkaagaa I deeqay Ahaantaadaa amaanan Inanyahay uurkiyo bogeyga Adaa abidkood la haaday Aynigaa intaasi uuman Intaas ugubee ordaaya Adaan ku inshaartay qaali ๐โค๏ธ
Open in TelegramMarka aan ku dhoowraa Farxadeeydu dhalataa Dhoolahey cadaadaa Dhibaatadu dhamaataa Qalbiguna dhex yaacaa Dareen aan dhamaaneyn Dumar waad u dheer tahay Misna huuno dhumucdiyo Dhabanada dhalaaliyo Dhexda waad u sidataa. Kuma arag dhigaaguna Mid sidaada dhiineey La dhaceeyso ruuxdee Ha dhibtoonin waligaa Dhabeyshaan ku dhaataay ๐ธ๐โค๏ธ
Open in Telegramโ Qalbigayga adigaa degay, Qof kale meel kuma lihid, Quruxdaada iftiin bay tahay, Qalbigaana qabsatayoo dagtay. Jaceylka aan kuu qabo, Jid dheer ma laha ee waa dhab, Joogitaankaagu waa farxad, Nolosheyda waxaad siisay sabab. Markaan ku arko waan ilowsadaa, Murug iyo madow oo dhan, Adigaa ah ruuxii aan rabay, Riyadaydii rumoowday baan.
Open in TelegramCishqigagii aan waayeey U culaayeye laabtaydaa Sow caawa uma aaloo Cawdayda guudkeeda Oo ciirsi uma waayin Oo maad cidlayn ruuxda Calankeeda kuu dhiibtay Markii aan casuumaayey Calmashadiyo dookhaga Anaa aan ku cuganaayey Caweysyadii kalgacalkeena Cirkaa daawashada gaara Ruuxaheena cabiraayaa Dareemaha ku culan maanka Fiid cawlka lagu ciidoo๐ฉ๐ปโ๐ฆณ
Open in TelegramMalaha waa cilad ubaahan Dabiib iyo caawimaade Ciseyntiyo dabacsanaanta Dulqaadkiyo camalka fiican Dadbaa ka cadhooda maanta Canaantiyo ereyga diiran Dadbaa cuudkow garaaca. โโโ/โโโ/โโโ/โโโ/โโ
Open in TelegramAdoo runta sheegi kara Maxaa shakhsi aad ahayn U sheegani waa sidee Shaxaadka adoo ku nool Shaqana aan weli qorshayn Inaad duni sheegataa Shil bay kuu qoolaysaa โค๏ธ๐ค๐๐
Open in TelegramAmmintii khilaafkeena Arrinkii nakala gaadhay Eray haw Caleen goostay Ad adkeeyay ruuxdayda Balse way ahaan wayday Lambarkaaga eeg-eegay Naftan eedo badan saaray
Open in TelegramDabuubaha wax dhaawaca dibnahaagu yeey baran ๐ Dulmigiyo wax duudsiga ha daciifsan waligaa๐ค Dadka kii il daran ee xaaladuhu dabraayaan ๐ข Dacal kala hagaajiye haku daawan ๐ urugada Arrin dadaali kaa xigo caajis yaanu kaa duwin๐ซฉ Dadka kii hanweyniyo la saaxiib duruusaha ๐ฌ Dayaxaas lawada aadye haku harin daruuraha๐ซโ๏ธ Waa la doogsan doonaaye ha dambeynin waligaaโจ๐ฅ
Open in Telegram๐๐จ๐ฅ๐จ๐ฌ๐ก๐ ๐ฃ๐๐๐๐๐ฅ ๐ฅ๐,๐๐๐ง ๐ค๐ฎ๐ฆ๐ ๐ง๐ฎ๐ฎ๐ซ๐๐ฒ๐ฌ๐จ ๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ฌ๐ก๐ ๐ฐ๐๐ฑ๐๐ฒ ๐๐๐ง๐ญ๐ก๐ฒ ๐๐ฆ๐ ๐๐ฒ ๐ฆ๐๐๐๐ง๐ญ๐๐ก๐๐ฒ ๐ฆ๐๐ซ๐ค๐๐๐ ๐ก๐๐๐ฒ๐ฌ๐๐ญ๐จ ๐ฌ๐ก๐๐ช๐ฌ๐ข ๐ค๐ฎ ๐ค๐๐๐๐ข๐ฒ๐ ๐ฃ๐๐๐๐๐ฅ ๐๐ก๐๐ ๐ค๐ฎ๐ฌ๐ข๐ข๐ฒ๐ ๐ค๐๐ฅ๐ฌ๐จ๐จ๐ง๐ข ๐ค๐ ๐ก๐๐ฒ๐ฌ๐๐ญ๐ ๐ข๐ฑ๐ญ๐ข๐ซ๐๐๐ฆ๐ง๐ ๐ค๐ฎ๐ฎ ๐ก๐๐ฒ๐๐๐ฅ
Open in Telegramโช๏ธ๏ธAfka loo sameeyee โช๏ธ๏ธSaa'id aan u kala tegin โช๏ธ๏ธGadhka lagu sagalayee โช๏ธ๏ธSanqaroorka lagu simay โช๏ธ๏ธSuuniyaha la soo goday โช๏ธ๏ธIndhaha lagu sargooyee โช๏ธ๏ธSidii Nebbi Saleebaan โช๏ธ๏ธLoo sameeyey keligii โช๏ธ๏ธSuuraddaadan oo kale โช๏ธ๏ธLaga sooc makhluuqii๐ปโค๏ธ
Open in Telegramcaqabad walba oo Dhexdeena tal waxba ma aha mar hadii aan diyaar u nahay in aan is helno Mcnn..๐ฅบโค๏ธ
Open in Telegram12 talo iga qaado walaalkei io wllshei mcn๐ฅโค๏ธ๐ 1: wiligaa waalidka haku caasin ๐โจ๏ธ 2: wiliga qof bani aadam ha dulminโฅ๏ธ๐ 3: diinta kudadaal โฅ๏ธ๐ 4: salaadaha waqtigeeda ilaaliโจ๏ธ 5: qof adag noqo oo sabar bdn ๐ 6: wiliga nolosha ha isku dhiibin si kasta oo kuu xumaysaโจ๏ธโฅ๏ธ 7: runta sheeg mar welba sabarna yeeloโฅ๏ธ 8: noloshada haku lumin naceyb. โ 9: daacad ahaaw wiligaa qofna ha qiyaamin. โณ 10: Niyad wanaag la nooloow. โ๏ธ 11: Naftaada u naxariiso. โค๏ธ 12: Waqtiga si xikmad leh u isticmaal. ๐
Open in Telegram