Posts of DUNIDA DAHSOON
Maskaxdaadu waxay la mid tahay birlab 🌍 waxa aad diiradda saarto ayaa saameeya dareenkaaga iyo noloshaada. Haddii aad ka fikirto nimcooyinka Rabi, wanaagga iyo rajada, qalbigaagu wuxuu helayaa degganaansho iyo farxad 😌✨ Ha u oggolaan dhibaatooyinka inay maskaxdaada qabsadaan oo ay kaa qariyaan waxyaabaha wanaagsan ee aad haysato. Waxa aad maanta maskaxdaada ku quudiso ayaa saameeya dareenkaaga berri 🌱❤️
Open in TelegramHadaad jeclaato qof, jaceelkuu ahaadaba usheek si uu u ogaado, uguna celceli si uu u dago, uu u xasilo 🥺💌✨ Taasi waa dardaarankii Nabi Muxamad SCW 🤲📜
Open in TelegramMuslimku waa inuu ka fogaadaa wax kasta oo shaki gelinaya diintiisa 🚫🧠. Waa inuu qalbigiisa nadiifiyaa oo alle ka cabsadaa 🤲🧹. Qalbiga wanaagsan ayaa hagaajiya hadalka iyo camalka qofka 💖✨. Subax wanaagsan
Open in Telegramالإمام الشافعي رحمه الله 🕌📿 🌊🌊 من لم يدق مر التعلم ساعة 🕰️📚 تجرع مر الجهل طول حياته ⏳🌑 Qofkii aan saacad dhadhamin qareerka waxbarashada dhibaatadeda ee wadoyinka adadag ee loo maraaya 🎓💧 wuxuu dhadhamin qareerka jahliga inta noloshiisa ka dhiman oo qof jirkiisa nool balse ruuxdiisu dhimatay ayuu noqon waayo ruuxda quudkeedu waa cilmi halka jirka quudkeedu uu yahe cunno⏳🌑 Marka cilmi inaad barato waa shey muhiim ah ✅💡 qaasatan inaad cilmiga diinta barato waayo wxwalba hadaad jaahil ka tahay waxe lamid tahay inaad geeryootay 🙏📖
Open in TelegramQof doqon haduu ku caayo ha u jawabin, inaad u jawaabto waxaa ka fiican inaad iska aamusto 😐. Maxaa yeelay, isku maqaam matihiin. Haddaad u jawaabto, waa intuu rabay iskumid ayaa noqoneysa, laakiin haddaad iska deyso oo aad ka aamusto, ciil buu u dhimanayaa 😤. Maxaa yeelay, wuxuu arkayaa inaad waxba ka soo qaadin; hadalkiisa hur iyo kuleel ayaa uziyadaaya 🔥.
Open in Telegramهي نفسك إن لم تشغلها شغلتك 🧠✨ Naftada ku mashquuli waxyaabaha qeyrka ah intaysan ku mashquulin waxyaabaha ay jeceshahay ay amrayso nafta. 🛠️💭
Open in Telegram_Qofka jaahilka ah intuusan dhiman ayuuba dhintay jirkiisuna waa qubuuro intaan qubuur lageynin. ⚰️🪦 _Qofkaan cilmi ku noolan waa qof dhintay maalinka laysa soo saaraayo baraarug uma sugnaan. 📉📚
Open in Telegram_عبارة عن عمر ابن عبد العزيز__ :(أخبروني بأحمق الناس رجل باع آخرته في الذنيا، وأخبركم وأحمق الأحمق: رجل باع آخرته بذنيا غيره ). Ma iniga waramaa dadka kan ugu doqonsan waa qof ku iibsaday aakhiradiisa aduunyo aakhiro iska iibiye aduunyo soo iibsade, sido kle ma inii sheegaa doqon mid kasii doqonsan waa qof aakhiradiisa ku iibsade qof kle aduunyadii. Allah ayaanu ka magangalne labadaas.🤲🏼🥺
Open in TelegramWaa haweeney kasoo jeeda dalka burtuqaal waxay sheegatay in qoraxda ay soo gadatay ayna rabto in caalamka isticmaalaya qoraxda cashuurto oo cashuur ka qaado, waxwalba intaa dunidan jookno waa arkeynaa. 🤔 Quraanka lagu sheegayba gaalada inay yihiin sida xoolaha, xitaa xoolaha, badankooda waa ka lumid badanyihiin. 🐐 أَمْ تَحْسَبُ أَنَّ أَكْثَرَهُمْ يَسْمَعُونَ أَوْ يَعْقِلُونَ ۚ إِنْ هُمْ إِلَّا كَالْأَنْعَامِ ۖ بَلْ هُمْ أَضَلُّ سَبِيلًا. 📜 Ma waxaad u maleysay kuwan gaalada ah badankooda inay wax maqlaan ama ay caqli leeyihiin? Waaba sida xoolaha oo kale, badankooda waa ka lumid badanyihiin wadada. 🚶♂️
Open in Telegramعلم الجدال Cilmi dood ladhaha ayaa jira dadka qaar 📚 Waxey ubartaan cilmi ahaan iyo aqoon kororsi 🧠 balse waxaa jira dad ubarta dood ka qalib noqo oo qofkaa ladoodeyso adiga ka raay dood aana wanaagsaneyn waaye ⚖️ Marka Diinta oo lagu doodo dood xun waxey taksiisaa nuurka cilmiga 💡 qalbigana wey adkeysaa waxeyna ku dhaxashiisaa daciifnimo 💔.
Open in Telegram(قول العلماء :(من ثبت نبت 🌱📚 Qofkii sugnaada wuu korayaa ⬆️✨. Qofkii jookteya cilmiga uu baranaaya wuu gaarayaa, marka marwalba jookteynta aan badino sheygaa jookteyso berito waad guran mirahiisa 🌾🏃♂️📖.)
Open in Telegramفإن كان البلاء مقدر يصيبه لا محالة ولكن يسيره الله عليه ويرزقه الصبر ببركة الدعاء Hadee tahay imtixankan iyo balaayadan mid alle xagiisa lagaaga qore lagamamarmaan waaye wey kugu dhacee lkn illahay ayaa kuugu fududeynaaya imtixankas kugu dhacay sabar iyo dulqaad ducadaada barakadeeda. Marka qofwalba musiibo ku dhacde waxa laga rabaa inuu udulqaato usabro waxa laga yaabaa sheygaa lagu imtixanayo in lasiinayo badal ka qeyr bdn yaa allah 🤲🏼🥺
Open in Telegram