๐ข WAR WANAAGSAN! ISDIIWAANGELINTU WAY FURAN TAHAY! ๐ฟ SUBAC ONLINE ACADEMY Ma doonaysaa inaad barato Qurโaanka Kariimka ah adigoo gurigaaga jooga? Waxaan kuu haynaa: ๐ Qurโaan akhris iyo xifdin ๐ Cilmiga Tajwiidka ๐ Tafsiirka Qurโaanka ๐ Culuumta Islaamka ๐จโ๐ฉโ๐งโ๐ฆ Carruurta iyo dadka waaweyn ๐ Waxbarasho online ah ๐ Jadwal dabacsan โ 24 saac ๐ Hadda isdiiwaangeli: https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSfWJ5-xo1_PW3bcI2f-tGLPvrOQ6e7N_4Vs4sSEB_ZYL61QCA/viewform ๐ฒ Wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir WhatsApp. SUBAC ONLINE ACADEMY Qurโaanku waa quutka qalbiga iyo qaraynka Qiyaamaha. ๐
Open in TelegramPosts of Doobir SOM ๐ธ๐ด ๐ด
Forwarded from ุงุจููููููู ู ูููููุญูููููู ููููููุฏู
https://t.me/raadwanaagsan
Open in TelegramForwarded from Kooxda Waaberi
๐ ๐ฎ ๐ถ๐๐ธ๐ฎ ๐ท๐ผ๐ผ๐ด๐๐ฒ๐ ๐๐ฎ๐น๐น๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฒ๐น๐ฒ๐ด๐ฟ๐ฎ๐บ ๐ผ๐ผ ๐๐ฎ๐พ๐๐ถ ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป ๐บ๐ฎ๐ธ๐ฎ๐ฎ๐ด๐ฎ ๐ฏ๐ฎ๐ ๐ฎ๐ ๐ฟ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐ธ๐ฎ๐ป๐ป๐ฎ๐ฎ๐น๐ผ ๐ณ๐ฎ๐ฎ๐ถ๐ฑ๐ผ ๐จ'๐น๐ฒ๐ต ๐ป๐ผ๐น๐ผ๐๐ต๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฎ, ๐๐ฎ๐ ๐ฎ๐ป ๐ต๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ๐ป ๐ธ๐๐ ๐๐ผ๐ผ ๐ ๐๐น๐ฎ๐ ๐๐ฎ๐น๐ฎ๐น, ๐ธ๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฎ๐น๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ด๐ ๐ณ๐ฎ๐ฎ๐ถ๐ฑ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป ๐๐ฒ๐น๐ฒ๐ด๐ฟ๐ฎ๐บ ๐ผ๐ผ ๐ป๐ผ๐ผ๐ฐ ๐ธ๐ฎ๐๐๐ฎ ๐น๐ฒ๐ต, ๐ฏ ๐ฆ๐ต๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ณ ๐ถ๐๐ผ ๐ธ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฎ๐บ๐ผ, ๐ก๐ฎ๐ด๐ ๐๐ผ๐ผ ๐ฏ๐ถ๐ถ๐ฟ ๐๐พ๐ฟ๐ถ๐๐๐ฒ ๐ผ๐ผ ๐ธ๐ฎ๐บ๐ถ๐ฑ ๐ป๐ผ๐พ๐ผ ๐ฏ๐๐น๐๐ต๐ผ ๐๐ฒ๐๐ป๐๐ฎ ๐ป๐ฎ๐ด๐ ๐ ๐ถ๐ฟ๐ฎ๐ป ๐ @dhiiriye @Enjoy_boy1 @wadnojacayl @LAMAANe24h @Cilmu_nafsi_10 @HoygaShekoyinka @Saxiibka_Nolosha @udhawoow_allaah @HOYGAJACAYLKA @Aqoonta_kaa_maqan @Xikmadoiyodhiirigalin @Jowharadi_qalbiga143 Adminย - @Zaxiibka_nolosha https://whatsapp.com/channel/0029VbBOipoEquiVwbpZGE1Z
Open in TelegramForwarded from Kooxda Waaberi
๐ ๐ฎ ๐ถ๐๐ธ๐ฎ ๐ท๐ผ๐ผ๐ด๐๐ฒ๐ ๐๐ฎ๐น๐น๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฒ๐น๐ฒ๐ด๐ฟ๐ฎ๐บ ๐ผ๐ผ ๐๐ฎ๐พ๐๐ถ ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป ๐บ๐ฎ๐ธ๐ฎ๐ฎ๐ด๐ฎ ๐ฏ๐ฎ๐ ๐ฎ๐ ๐ฟ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐ธ๐ฎ๐ป๐ป๐ฎ๐ฎ๐น๐ผ ๐ณ๐ฎ๐ฎ๐ถ๐ฑ๐ผ ๐จ'๐น๐ฒ๐ต ๐ป๐ผ๐น๐ผ๐๐ต๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฎ, ๐๐ฎ๐ ๐ฎ๐ป ๐ต๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ๐ป ๐ธ๐๐ ๐๐ผ๐ผ ๐ ๐๐น๐ฎ๐ ๐๐ฎ๐น๐ฎ๐น, ๐ธ๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฎ๐น๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ด๐ ๐ณ๐ฎ๐ฎ๐ถ๐ฑ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป ๐๐ฒ๐น๐ฒ๐ด๐ฟ๐ฎ๐บ ๐ผ๐ผ ๐ป๐ผ๐ผ๐ฐ ๐ธ๐ฎ๐๐๐ฎ ๐น๐ฒ๐ต, ๐ฏ ๐ฆ๐ต๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ณ ๐ถ๐๐ผ ๐ธ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฎ๐บ๐ผ, ๐ก๐ฎ๐ด๐ ๐๐ผ๐ผ ๐ฏ๐ถ๐ถ๐ฟ ๐๐พ๐ฟ๐ถ๐๐๐ฒ ๐ผ๐ผ ๐ธ๐ฎ๐บ๐ถ๐ฑ ๐ป๐ผ๐พ๐ผ ๐ฏ๐๐น๐๐ต๐ผ ๐๐ฒ๐๐ป๐๐ฎ ๐ป๐ฎ๐ด๐ ๐ ๐ถ๐ฟ๐ฎ๐ป ๐ @dhiiriye @Enjoy_boy1 @wadnojacayl @LAMAANe24h @Cilmu_nafsi_10 @HoygaShekoyinka @Saxiibka_Nolosha @udhawoow_allaah @HOYGAJACAYLKA @Aqoonta_kaa_maqan @Xikmadoiyodhiirigalin @Jowharadi_qalbiga143 Adminย - @Zaxiibka_nolosha https://whatsapp.com/channel/0029VbBOipoEquiVwbpZGE1Z
Open in TelegramCagaha aan ku geyn masaajidka si aad salaadda ugu tukato kuma geyn doonaan Jannada. โค๏ธ๐
Open in TelegramWaxaa laga yaabaa inaad maanta aragto kaliya dhibaatooyinka, laakiin mustaqbalka waxaa laga yaabaa inaad aragto casharradii ay kuu keeneen. Dhib kasta wuxuu leeyahay wax uu ku barayo. Dulqaad, xoog, faham ama geesinimo. Sidaa darteed ha u oggolaan dhibku inuu kaa dhigo qof quus ah. Ka dhig macallin ku baraya sida aad u noqon lahayd qof ka wanaagsan. ๐โค๏ธโ๐ฅ๐ฏ๐ FADLAN NAGU TAAGEER (๐ฉต)AMA (๐) โค๏ธ ใ ค ย ๐ฌย ย ย ย ย ๐ หกแถฆแตแตย แถแตแตแตแตโฟแตย ย หขสฐแตสณแต โญโโโโโโโโคโคโโโโโโโโฎ โโโโ๐ธโโเฝผ| Zaxiibka Wanaagsanโเฝผ| โฐโโโโโโโโคโคโโโโโโโโฏ ๐ฆ๐บโ......Galab Wanaagsan......โค๏ธ๐ธ
Open in TelegramAsc saaxiibayaal Salaan ka dib waxaa aad u soo badanaya dadka cinwaanada laga jabsanayaa waxaana u sabab ah ayaan oran karaa link-iyada aad iska raacaysaan. Haddii aad aragtaan qof idiin yaqaan ee cinwaankiisa la idiinkaga soo diray sawiro anshax daran link-na la socdo haysku furin link-igaas ogow qofkaa in laga jabsaday taxadar muujiya cinwaankiinana adkeeyay oo Gmail ku xirta.
Open in TelegramFARIIN WACYIGELIINEED Marka aynu eegno waxa ka socda hareeraheena iyo hortayada ( Afrikiyo Bariga dhexe ) xageen ka joognaa ka soomaali ahaan? Sida ay wararku Afrika tibaaxayaan, waxaa laga soo warinayaa in Mareykanku uu hadda garwsaday in uu lumiyay qaaraddii Afriko ahayd isagoo iska moodsiin jiray meel baahan oon faa'iido oga soo baxayn, sidaa daraadeed ayuu arkay hadda Shiinuhu oo sanadadii dambe xoog saarayey in uu kaga hormaro tartanka Afrika loogu jiro, taas oo uu Shiinuhu ka dhaxlay faa'iidooyin dhaqaale iyo inuu noqdo dadka koobaad xagga macdanaha iyo xagga sheebaarada caafimaad "Sayniska". Mareykanka oo horay oga dhabar jeediyey qaaradan ayaa hadda ku soo baraarugay qiimaha istaraatiijiyadeed iyo muhiim ay u leedahay Afrika aduunka intiisa kale. Maraykanka ayaa la sheegayaa in uu wadamada _SIMBAABWI_ iyo GAANA u soo bandhigay heshiisyo xog isdhaafsi dhabka sheybaarka iyo caafimaadka in uu kala galo, taas uu usoo bandhigay malaayiin lacag ah kuwaa oo ku dhawaanayo Simbaabwi oo la sheego,167 milyan iyo 109 milyan oo gaano uu u soo badhigay. Sidoo kale waxaa iyana la sheegay in uu qandaraas dhan 1 bilyan u soo badhigay Simbaabwi si uu oga helo xogg caafimaad iyo macadno kale, waloo markii dambe uu u gaaray 2 bilyan taas oo ay iska diideen labada dal. Deriskeena waxaa iyana la soo tabinayaa in uu Mareykanku doonayo in dalka Eratareya laga qaado cunaqabataynta uu dul saaray mudda 30 sano ka badan, taa uu oga gonleeyahay in uu u arko Eratareya meel istaraatiijiyad leh taa oo Sucuudiga la wadaagto xeeb dheer oo ku teedsan badda-cas. Soomaaliya xagay ka joogtaa Arrimahan? Sida aynu ognahay qaran jabkii iyo markii ay meesha ka baxday dowladdii dhex iyo iminka inaanay helin Soomaaliya hogaan hufan oo leh istaraatiijiyad qaran dumay dib loogu yagleeli karo, taa badalkeeda aynu aragno iyaga oo isu arko kuwa ugu mudann ee meel wacan ku wada Soomaaliya isuna xanaajinaya. Inaga oo eegayna waddamada aynu kor ku soo xusnay iyo xaalada Soomaaliya, waxaynu oran karnaa Soomaaliya maaha dhabtii wadan madax banaan, Tusaale: Soomaaliya waxaa lacago badan oo tobanaan balaayiin ah ku bixiya dalal cadow iyo daneestayaal isugu jira kuwaa uu ugu madaxweyn yahay Maraykanka imika ina xagxagta. Soomaaliya markii aynu eegno waxay u umuuqataa meel baahida looga faa'iidaystay aan micno weyn caalamka u samaynayn, taa badalkeedana cida soomaali ah looga amar qaadan danaha laga yeesho, iyagoo waliba u sameestay xeryooyin barakacayaal oo ay ku soo xareeyeen labadii jaad ee Soomaalida ugu waa weyneed xagga nolosha kuwaa oo kala ah ( Xoola dhaqato iyo Beeralay). Hadii aan maanta la helin ummadda u kacdo inay qarankeedii ka dumay dhisato, Soomaaliya waxay noqon doontaa meel ay taariikhdu aysan cafin kaga qoranto boggageeda madmdow iyo baalasheeda arxanka daran. Talo soo jeedin ku socoto ummadda soomaaliyeed. Shacabka Soomaaliyeedoo maaha inaad intaan samirka aad ugu sii dartaan Macaamilayda siyaasadeed ee inooga faa'iidaysanaya Qabyaalada dib inoo dhigtay, uguna sacab tuntaan idinka oo iska indho-yiraya halka uu aduunka geedu ugu jiro, waa inaan u kacnaa inaan iska horwareejino qodxaxa uu gumeystuhu inoo daadiyay, dhexdana soonka ugu dhuuqsanaa sidii aan aduunka ugu soo celin lahayn sumcadii iyo qadarintii mar aynu ku lahaan jirnay iyo meel ka sii wacanba, cid walba waa inay ka Halgan gashaa heerka ay joogto iyo waxa ay gali karto, Soomaaliya oo dib isugu taagtay lowyadeeda ayaa inala gudboon mahadsanidiin. W/Q Maxamed Doobir
Open in TelegramFARIIN WACYIGELIINEED? Sida aynu ognahay qaran jabkii iyo markii ay meesha ka baxday dowladdii dhex iyo iminka inaanay helin Soomaaliya hogaan hufan oo leh istaraatiijiyad qaran dumay dib loogu yagleeli karo, taa badalkeeda aynu aragno iyaga oo isu arko kuwa ugu mudann ee meel wacan ku wada Soomaaliya isuna xanaajinaya. Iyadoo dhamaystiran filo
Open in Telegram