Posts of πΏππ’π§ππ«§ββͺπ¦ π£κ κ κ κ κ κ κ κ κ κ κ κ κ κ κ κ κ κ κ κ κ κ κ κ κ κ
Forwarded from οΌ¬οΌ©οΌ£οΌ―οΌΊπ°
FILMKA WAYNE CAAWA KASAAI 2026π₯β‘οΈπͺ WUU IMADAY π₯β οΈπ LINKIGA HOOSE KU DHUFO YUUSAN KU DHAAFINA CAAWAβ¬οΈβ¬οΈβ¬οΈβ¬οΈβ¬οΈβ¬οΈβ¬οΈ https://t.me/addlist/Igzy6t1VXrUyNWU0 https://t.me/addlist/Igzy6t1VXrUyNWU0 https://t.me/addlist/Igzy6t1VXrUyNWU0 https://t.me/addlist/Igzy6t1VXrUyNWU0 https://t.me/addlist/Igzy6t1VXrUyNWU0 πππππππππππππ YAAN LAGA BUUXIN ππ₯ππ
Open in TelegramQof uuna waayuhu wax barin, Waqtiguna macalin u noqon, Miyuuba waayo arag noqdaa..π©·π«Άπ»π¦π«
Open in TelegramQalbiyaa is dhaawacay Lama dhawran caashaqa Isku soo dhawaanshiyo Guur laguma dhiirado Dhabna looma kala tagoπ€πβ€οΈβπ₯
Open in TelegramDhibbay kula doonayeene Kolkaad u dhaqaaqi wayday Ayay dhaadeen naftaadu Inay tahay dhagax dixeede Bagaad isu dhiibi wayday Qalbiga ruuxaad u dhiibtay Inuu rabo kala dhiciinna Si dhaba uu kuugu sheegin Runtuu kaa dhawrayaaye Dhammee weeyaan xidhiidhka Dhakhsaa loowada fahmaaye Adoon la dhaqmayn naftooda Il dheeri u yeelo uunka
Open in TelegramMuxibadu macaanaa Marka ruuxa maankaa Muhadoona caashaqay Meel kaleeto dooneyn Muxibadu macaanaa Marka ruuxa muuneysay Isna kuu maciinoo Midigtaada dhaafeeyn Muxibadu macaanaa Marka shinida malabkeed Midiba mid u dhiiboo Leysa saaro midigyada Muxibadu macaanaa Marka ruux ku caashaqay Udiideyso murugada Maankiyo quluubtii Muxibadu macaanaa Markaad maalin iyo leyl Mudantaa la joogtoo Mashquul kale ku heysanin πΈβ€οΈ
Open in TelegramQalbi maarmay oo tegay Lama sii tix geliyee Tamartaada kaydsoo Ha tan dhaafin cabashada Taariikhdu waa raad Lala sugo timaaddada Waxa taa beddeli kara Sida aad u talisee Ficil taban hallaasimin Talo maanta kuu taal Berri yaanay kula tegin Tasha oo is meel mari Tacab yaanu kaa lumin
Open in TelegramAadmiga sidoodaba Aamina'dahodaa I nugleeyay anige Inta iga danbaysaay Aaminada aadmiga Aad haysku siininaπ
Open in TelegramSiduu ii deeqay iyo Sidaan ugu daacad ahay Haduu daalacan lahaa Qalbigan dabarka ugu xidhay Intuu soo duula buu Durtaba ii iman laha Dugsaan isku noqon lahayn Ku daalay sidaan dushaa Dushaa uga eegayee Miyaanu dareemi karin Qalbigan dacalkiisa jira Xishoodkii dumarnimaa Dib ii soo celinayee Dibnaha waan furan lahaa Siduu ii deeqaybaan Daahaba uga qaadi laa Ma ogtihiin in hablo dusha idinka eegta jiraan anigu kuma jiro hadee hablahan u hadlayaaπ
Open in TelegramSow xanuun maaha inaad naftaada ka xakameyso Qofkaad lahadalkiisa saaid u rabto!βπ»π€
Open in TelegramβͺοΈDadaalkaa lagu helaa ππ»ββοΈββ‘οΈ βͺοΈWuxuu daydayo hamigu π¨βπ¦― βͺοΈHankaaga lagu dabraa π«΅π» βͺοΈHalyey baa loo noqdaaπ€ βͺοΈHir kaa lagu dhiiriyaaππ» βͺοΈHilaad baa laga tusaaπ βͺοΈQalbiga himilada ku weynπ₯π€
Open in Telegram