Account

Posts of AL XAKIIM CHANNEL

newest first

#5319Photo
Views863+5%vs avg
Forwards—
Reactions12
Comments—
#5318Photo
Views742−10%vs avg
Forwards—
Reactions3
Comments—
#5317Link preview
Views766−7%vs avg
Forwards—
Reactions3
Comments—
#5316Photo
Views769−6%vs avg
Forwards—
Reactions21
Comments—
#5309Photo
Views1,670+103%vs avg
Forwards—
Reactions23
Comments—
#5307Photo
Views1,380+68%vs avg
Forwards—
Reactions18
Comments—
#5301Photo
Views1,860+126%vs avg
Forwards—
Reactions12
Comments—
#5299Text

Forwarded from Thoughts by Hafsa 🦋

بِسْمِ اللَّـهِ الرَّحْمَـٰنِ الرَّحِيمِ Waligaa ma maqashay gaalaa sujuuday illahy dartii ayagoon is ogeen? Kusoo dhawada barnaamijkeni ahaa lanolow quranka iyo xalqadisa 3aad Ma maqashay suurad kamid ah suuradaha quraanka uu nabiga scw aqriyay kuna aqriyay codkisa mcn Tani waa qisada suuratu wanajmi Dadku waxay isku qilafan suradu ayadoo kamil bey soo dagtay mise ayadoo mutafariq be sodagtay Lkn culimadu wexe shegan ayado kamil bey so dagtay suradaan markee soo dagesay nabiga waxa lajogay gaalo bdn iyo musliminta saxabadisa aha kadibna wuu ku aqriyay وَٱلنَّجۡمِ إِذَا هَوَىٰ buu dhahay asagoo firinaya dhanka galada مَا ضَلَّ صَاحِبُكُمۡ وَمَا غَوَىٰ Wuxuu firinaye dhanka saxabadisa ayada tafsirkedu wuxu yahay malumin saxibkiin xaqana kama lexan وَمَا يَنطِقُ عَنِ ٱلۡهَوَىٰٓ hawadiisana kama hadlo إِنۡ هُوَ إِلَّا وَحۡيٞ يُوحَىٰ Qur’ankuna waa waxyi illahay xagisa kaso dagay wax kale maahee عَلَّمَهُۥ شَدِيدُ ٱلۡقُوَىٰ Waxaa baray quranka mid xoog badane u saxib ah Waa malakul jibriil cs Nabi muxamed scw surada aqriskeduu waday cid hadlesay majirin shanqar majirin quranku wuu tabanaye oo wey fahmayen ilen carab be ahayen we wada qushuucsanyihin muslim iyo gaalo musliminta mar walbo we qushucsanyihin galada watan lalayabanyahay siduu uwaday rasulku wuxu sogaray ayadaha ugu dambeya أَزِفَتِ ٱلۡأٓزِفَةُ wesoo dhawatay sacadihi qiyaamo Illhay moye cid kle og majirto waqtige dhici lahayd أَفَمِنۡ هَٰذَا ٱلۡحَدِيثِ تَعۡجَبُونَma waxad layabantihin qurank وَتَضۡحَكُونَ وَلَا تَبۡكُونَ Idinko qoslayo jesjes dartii anan u oyeen alle dartii وَأَنتُمۡ سَٰمِدُونَ Idinkoo hilmansan فَٱسۡجُدُواْۤ لِلَّهِۤ وَٱعۡبُدُواْ Markasa nabiga scw sujuday saxabadi musliminta sujuden galadiina ayagoo is ogeen bee sujuuden ilaa hal nin baa lashega ubeya binu qalaf ladhihi jiray munaafaq weyn ahaa inuusan sujuudin asna wuxuu soo qaaday ciidii wuxuna saray sujuda wuxuna yiri intaasa igu filan intii kle waa sujuday jin iyo insi ah Wexe shegan quresh arinkas magalada galay wexe soo dajiyen arinkaas inesan quranka u sujuudin Suuratu najmi ayaadkeedu waa 62 ayadod tirsugu quranku wexe kaga jirta 53 kalimaadkedu waa 309 kalimo xuruftedu waa 1405 xaraf degaankedu waa maki waa suuradii 23 aad ee rasulka kuso dagta wexena so dagtay suratu ikhlaas kadib suuradu waxa ku jirta sujudu tilaabah

Open in Telegram
Views1,770+115%vs avg
Forwards—
Reactions24
Comments—