ADD YOUR CHANNEL/GROUPS 🌟 Listen. Learn. Grow. 🎙 Shuruudaha: kaliya channel nadiif ah ayaan aqbalnaa 🚫 cay · 🚫 sex/porno · 🚫 qabyaalad · 🚫 akhlaaq-xumo ✅ Aqoon · xikmad · buugaag · diin 📩 Channel-kaaga soo dir: @Mfaratoon 1️⃣ Aqoon & Fasalo 🎓 • Maanhage · 13k • Farsamada · 27k • Somali English 1 · 15k • Somali English 3 · 28k • Carabi · 11k 2️⃣ Aqoon & Xikmado 🅰️ • Hasan Caashaq · 18k • Dareen Side · 20k • Kobci Aqoontaada · 26k • Qalbi Dhaye · 18k • Xikmado · 42k • Noqo Xiddig · 16k • Dunida Suugaanta · 20k • Aisha Ahmed · 19k 3️⃣ Buugaag & Akhris 📚 • Somali Library · 76k • Somali Books · 160k 4️⃣ Diinta & Duunyada 🌙 • Kalimat Kariim · 15k • Al Xakiim · 20k • Albaani · 16k • Hogaan Dumar · 18k • Nasteex Media · 19k • Etminnan · 17k • Quruxda Islaamka · 26k
Открыть в TelegramПосты канала Qalbi Dhaye💡
Dadku waxay xasuusan karaan magacyadooda iyo mowqifkooda, laakiin waxa inta badan ku haray xusuusteena waa sida ay noola dhaqmeen markii aysan wax faa'iido ah naga helin. Ficillada yaryar waxaa laga yaabaa inaysan u muuqan kuwo muhiim u ah waqtigaas la jogo, laakiin badanaa waxay muujiyaan wax badan oo ku saabsan dabeecadda marka loo eego kuwa waaweyn.
Открыть в Telegram🌙☪️ Hambalyo! Team Somali 🌙 👉 Idaacada-halkan ━━━━━━━━━━━━ 1️⃣ 🎓 Aqoon & Fasalo • 13k ➜ 🔥 Taabo Halkan • 27k ➜ 🔥 Taabo Halkan • 15k ➜ 🔥 Taabo Halkan • 28k ➜ 🔥 Taabo Halkan • 11k ➜ 🔥 Taabo Halkan ━━━━━━━━━━ 2️⃣ 🚺 Aqoon & Xikmado • 18k ➜ 💫 Taabo Halkan • 20k ➜ 💫 Taabo Halkan • 26k ➜ 💫 Taabo Halkan • 18k ➜ 💫 Taabo Halkan • 42k ➜ 💫 Taabo Halkan • 16k ➜ 💫 Taabo Halkan • 20k ➜ 💫 Taabo Halkan • 19k ➜ 💫 Taabo Halkan ━━━━━━━━ 3️⃣ 📚 Buugaag & Akhris • 76k ➜ 📌 Taabo Halkan • 160k ➜ 📌 Taabo Halkan ━━━━ 4️⃣ 🌙 Diinta & Duunyada • 15k ➜ 🌙 Taabo Halkan • 20k ➜ 🌙 Taabo Halkan • 16k ➜ 🌙 Taabo Halkan • 18k ➜ 🌙 Taabo Halkan • 20k ➜ 🌙 Taabo Halkan • 19k ➜ 🌙 Taabo Halkan • 17k ➜ 🌙 Taabo Halkan • 26k ➜ 🌙 Taabo Halkan ━━ 📭 Powered by: 🛑 Dhegeyso Buug 🛑 Maktabada Buugta
Открыть в Telegram🌙☪️Hambalyo🧕🌙 1️⃣🌙 Aqoon & Fasalo 🎓📖 🎯 13k 👉 @maanhage 🎯 27k 👉 @Farsamada 🎯 15k 👉 @Somalienglish1 🎯 28k 👉 @Somalienglish3 🎯 11k 👉 @Somaliarabic 2️⃣ Aqoon & Xikmado 🚺🅰️ ✨ 18k 👉 @Hasancaashaq ✨ 20k 👉 @dareen_side ✨ 26k 👉 @KobciAqoontaada2 ✨ 18k 👉 @QalbiDhaye143 ✨ 42k 👉 @XikmadoSom ✨ 16k 👉 @Noqoxiddig ✨ 20k 👉 @Dunnidasuugaanta ✨ 19k 👉 @AishaAhmed99 3️⃣ Buugaag & Akhris 📚✨ 📖 76k 👉 @Somalilibrary 📖 160k👉 @Somalibooks 4️⃣ Diinta & Duunyada 🌙 🌙 15k 👉 @kalimakariim 🌙 20k 👉 @Al_xakiim 🌙 16k 👉 @Albaanichannel252 🌙 18k 👉 @hogaan_Dumar 🌙 20k 👉 @dareen_side 🌙 19k 👉 @Diinteenna_Macaan 🌙 17k 👉 @Etminnan7 🌙 26k 👉 @Quruxdaislaamka ——🫡- 📭Powered by: https://dhegeysobuug.substack.com
Открыть в Telegram━━━━ 1️⃣ 🌙 Diinta & Duunyada 🌙 15k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 20k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 16k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 18k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 20k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 19k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 17k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 26k 👉 👉 Taabo halkan ━━━━━━━━━━━ 2️⃣ ✨ Aqoon & Xikmado 🚺🅰️ ✨ 18k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 20k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 26k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 18k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 42k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 16k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 20k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 19k 👉 👉 Taabo halkan ━━━━━━━━━━━━ 3️⃣ 📚 Buugaag & Akhris 📖 76k 👉 👉 Taabo halkan 📖 160k 👉 👉 Taabo halkan ━━━━━━━━━━━━━ 🎯 13k 👉 👉 Taabo halkan 🛠 27k 👉 👉 Taabo halkan 🇬🇧 15k 👉 👉 Taabo halkan 🎓 28k 👉 👉 Taabo halkan 🇸🇦 11k 👉 👉 Taabo halkan ❓❓❓❓ 📭 Powered by: 👉 Taabo halkan 📵ku hel Buugaagta Emailkaaga
Открыть в TelegramWuxuu yiri Waxaan jiray saaxiib diblomaasi ahaa guulaysta oo mar ii sheegay sida uu ugu soo biiray adduunka diblomaasiyadda. Markaasbu igu yiri saxiibkey : "Waxaan shaqo ka codsaday Wasaaradda Arrimaha Dibadda, faylkayguna wuxuu ka koobnaa saddex dukumeenti oo keliya: shahaadadayda dugsiga sare, shahaadadayda guurka, iyo shatiga darawalnimada. Ma jiraan wax kale oo aan heesto xita talo ma heesto iska daa xiriirna horay u jiray. Ka dib toddobaadyo sugitaan ah, ugu dambeyntii waxaan la kulmay Xoghayaha Guud, kaasoo ahaa amiir, Ilaahay ha u naxariiste. Xitaa ma furin feelalkeyga. Taa beddelkeeda, waxaan u tiriyey gabay, anigoo taagan oo aan wali fadhiisan go'aan uu qaadan laha nin gaajaysan ayaan qaatay, iyadoo ay ila socotay ducada quruxda badneed ee hooyaday. Wuu dhoolla caddeeyey, qalinkiisa ayuu soo saaray, wuxuuna saxiixay amarkii shaqo bilaabo." Marka Ilaahay doonayo inuu beddelo qaddarkaaga, wuxuu sameeyaa eray kuwaas oo furo u ah guusha aad gaareeso, wuxuu u diyaariyaa albaabka ay ka danbeyso qurux iyo noloshii aad rabtay, iyada oo uu doortaa waqtiga ugu habboon… Sido kale ducada waalidkane waxa ay furta albaabo badan oo kaa xirna xita hadii aysan maskax ahaantada in uu furmo albabkaas uusan macquul eheen
Открыть в TelegramWaa dareen xun inaad dhawaan ogaato ama aadan ilaa hada ogeen inaad had iyo jeer ku dayaneeso in wax aad u jacaylaato sida qof kale ama aad asxaab u sameesato sida aad ka aragto Social media yaha oo aan waxba kusoo kordhin ilaa hada noloshaada. Ku noolow noloshada saxda ah qofna isku taarikh ma noqon kartan
Открыть в TelegramDhameestirnanta waa cadowga safarka? Dad badan ma fashilmaan sababtoo ah maba aysan bilaabin, laakiin waxay sugayaan waqtiga ugu habboon. Qof baa doonaya inuu akhriyo boqol bog, wuxuuna sugaya waqtiga saxda ah sidaas darteed waxay dib u dhigaan akhrinta buugga oo dhan. Qof kale wuxuu rabaa inuu jirkiisa beddelo bil gudaheed, laakiin ma awoodo in uu ku bilaabo socodka 10 daqiiqo ah oo wuxuu sugaya waqtiga ugu haboon. وقال تعالى ( وَأَنْ لَيْسَ لِلْإِنْسَانِ إِلَّا مَا سَعَى) Ilaaha subxanahu watacaala wuxuu yiri: "insaanka ma heli doono wax aan ahayn waxa uu ku dadaalo." Alfred Adler wuxuu sheegay in cabsida guuldarradu ay isku qarin karto kaamilnimo. Ku Bilow wax yar, oo adkeyso, waayo noloshu ma abaalmariso kuwa kaamilnimada suga laakiin waxa ay abaalmarisa kuwa dhammaystira safarka.
Открыть в Telegram🌙☪️ Hambalyo! Team Somali 🧕🌙 ━━━━━ 1️⃣ 🌙 Diinta & Duunyada 🌙 15k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 20k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 16k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 18k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 20k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 19k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 17k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 26k 👉 👉 Taabo halkan ━━━━━━━━━━━ 2️⃣ ✨ Aqoon & Xikmado 🚺🅰️ ✨ 18k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 20k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 26k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 18k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 42k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 16k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 20k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 19k 👉 👉 Taabo halkan ━━━━━━━━━━━━ 3️⃣ 📚 Buugaag & Akhris 📖 76k 👉 👉 Taabo halkan 📖 160k 👉 👉 Taabo halkan ━━━━━━━━━━━━━ 🎯 13k 👉 👉 Taabo halkan 🛠 27k 👉 👉 Taabo halkan 🇬🇧 15k 👉 👉 Taabo halkan 🎓 28k 👉 👉 Taabo halkan 🇸🇦 11k 👉 👉 Taabo halkan ❓❓❓❓ 📭 Powered by: 👉 Taabo halkan 📵ku hel Buugaagta Emailkaaga
Открыть в TelegramHa u akhrin sida carruurtu u akhriyaan,sido kale ha u akhrin madadaalo ahaan, ama sida kuwa doonaya inay aqoon u yeeshaan ee u akhri si aad u noolaato, waayo akhrisku waa nolol. — Gustave Flaubert
Открыть в TelegramRamadaan 7 Waxaa laga yaabaa inaadan awoodin inaad wax walba kaligaa sameyso, waana wax caadi ah. Laakiin waligaa ha u ogolaanin baahiyahaagu inay noqdaan cudur daar kuwaas oo ku caajis galinayo, culaysna haku saarin dadka kale hawlaha aad adigu qaban karto. Waxaad si fiican u taqaanaa baahiyahaaga, adigana waa qofka ugu walwalka badan fayowidada markaa naftaada ku tiirsanow waad qaban kartaa, oo raadso caawimaad lakin ha u dirin dadka kale waxaad adiga qaban karto.
Открыть в TelegramRamadaan 6 Gargaarnimada dhabta ah kuma jirto inaad gaarto waxaadan lahayn, laakiin waa inaad ka fogaato waxa indhahaagu iyo naftada rabaan laakiin ah mid sharci darro ah ( xaraam ka ah). Waayo, hantida iyo xuquuqda dadku waa xuduudo aan lafu xadgudbin; qofkii ilaaliya kor buu u kacaa oo waa uu liibana, qofkii iska indha tirana wuxuu waayi doona nimcada ka hor inta uusan gebi ahaanba lumin.
Открыть в TelegramRamadaan 3 Haddii aad rabto inaad si dhakhso ah u soo afjarto safarkaaga, xiro shaarka kibirka; mar kasta oo aad dadka la dhexgasho, wuxuu ka dhigaa mid uu ku dhaco indhaha dadka ka hor inta uusan tagin booskiisa, waxayna xiraan albaabada ixtiraamka iyo guusha, iyadoon loo eegin sida ay u weyn yihiin guulaha aad gaartay📝.
Открыть в TelegramRamadaan 2 Kar ugu kac hoos u dhaca, dadkane ha libdin xitaa marka tallaabooyinku fashilmaan. Waxaa laguugu abuuray is-ixtiraam iyo abtirsiin sharaf leh, dabeecaddaadu ha noqoto iftiin, oo kor u qaad qiimahaaga oo gaarsii meel aan nafaha kale gaari karin.
Открыть в TelegramRamadaan 1 Dagaal kasta wuxuu leeyahay dhibanayaal. Kahor intaadan shidin olol dagaalka, xasuuso inaad ku baabbi'in karto wax kasta oo aad heesato. Si taxaddar leh uga fikir, waayo waxaad waayi kartaa waxa kuugu qaalisan, waad ka qoomameyn doonta marka qoomamadu aanay waxba tarayn, adigoo gacmahaaga qaniinaya qoomamo awadeed ka dib aad weyday wax walba.
Открыть в Telegramرمضان مبارك، جعله الله شهرَ طمأنينةٍ وقَبول، وكتب لنا ولكم فيه الرحمة والمغفرة والعتق من النار." 🌙✨🤍
Открыть в Telegram