Degdeg: Ciidanka Nisa ayaa qabtey gaari ay ka buuxaan hub & labo nin oo saarnayd . Ka hor qabashada waxaa gaariga cad ee idiin muuqda lagu furey rasaas .
Halkan waa Jiira-Wacbuudhan. Ku biir snapkeeyga https://snapchat.com/t/nXn1voUH
Qalbi Jab:- Saraakiishii ku dhintey dagaalka AS oo qoysaskoodii laga jartey $100 . Kii AS la dagaalamey xitaa loma naxariisanayo qoyskisiisa maxaa qaldan ?
https://www.facebook.com/share/v/1DEFdpfd3G/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi