Кабинет

Посты канала Elliott Wave Adjust

сначала новые

#458Текст
Просмотры799−68%к среднему
Пересылки—
Реакции37
Комментарии—
#457Текст
Просмотры1 480−40%к среднему
Пересылки—
Реакции46
Комментарии—
#456Текст
Просмотры2 300−7%к среднему
Пересылки—
Реакции47
Комментарии—
#455Текст
Просмотры3 670+48%к среднему
Пересылки—
Реакции17
Комментарии—
#454Текст
Просмотры4 110+66%к среднему
Пересылки—
Реакции64
Комментарии—
#453Текст
Просмотры5 520+123%к среднему
Пересылки—
Реакции37
Комментарии—
#452Текст
Просмотры5 620+127%к среднему
Пересылки—
Реакции35
Комментарии—
#451Текст
Просмотры5 740+132%к среднему
Пересылки—
Реакции107
Комментарии—
#449Текст
Просмотры5 590+126%к среднему
Пересылки—
Реакции96
Комментарии—
#448Текст
Просмотры5 100+106%к среднему
Пересылки—
Реакции67
Комментарии—
#447Текст
Просмотры4 410+78%к среднему
Пересылки—
Реакции73
Комментарии—
#442Текст
Просмотры3 580+45%к среднему
Пересылки—
Реакции70
Комментарии—
#435Текст

💭 Dadka badankood suuqa waxay u soo galaan iyagoo rajaynaya inay lacag degdeg ah ka sameeyaan. Waxay arkaan qof ay yaqaaniin oo trading-ka lacag ka sameeyay 💰, markaasna waxay u maleeyaan in guushaas si fudud lagu gaaray. Laakiin ma arkaan saacadaha badan ee waxbarashada 📚, khasaaraha uuqaatay 📉, khaladaadka uusameeyay, iyo sannadaha sabirka iyo joogteynta ee ka dambeeya guushaas. Suuqu qofna lacag kuma siiyo sababtoo ah wuxu doonayaa lacag. Wuxuu abaalmariyaa kuwa waqtigooda geliya, xirfadooda dhisa, oo sii wada dadaalka marka ay arrimuhu adkaadaan. 🎯 Haddii aad rabto inaad suuqan ku guulaysato, waxa ugu horreeya ee lagaa rabo waa inaad barato xirfadda saxda ah ee suuqa. 📚 Ka tag marmarsiyooyinka sida: ❌ Lacag aan ku qaato koorsada saxda ah ma haysto oo free ayaan ku baran karaa xirfadas mid lamid ah ❌ Waqti aan wax ku barto ma haysto. ❌ Waqti aan backtesting ku sameeyo ma haysto. Trader kasta oo guulaystay wuxuu bixiyay qiime ka hor inta uusan arkin natiijooyinka uu doonayo. Qiimahaas waa waqti, dadaal, dulqaad, iyo waxbarasho joogto ah. ⏳ Haddii aadan diyaar u ahayn inaad waqtigaaga geliso barashada, tababarka, iyo horumarinta xirfaddaada, waligaa ma heli doontid natiijooyinka joogtada ah ee aad raadineyso. 🎯 The market rewards preparation, not excuses. Don't focus on where someone is today. Focus on the journey it took to get there. 🚀 🔥 Qof walba wuxuu arkaa faa'iidada, laakiin dad yar ayaa arka qiimaha lagu bixiyay si faa'iidadaas loo gaaro. 🔥 So No one is coming to save you. The trader you want to become is built through your own effort, discipline, and persistence.

Открыть в Telegram
Просмотры2 370−4%к среднему
Пересылки—
Реакции66
Комментарии—