Посты канала Ereyo jacayl
Naag aan 5sano kahor asc uqoray baa caawa isoo jawaabtay maxay idinla tahay dhalinyaro 😂✅ #Dr__Ak
Открыть в TelegramCali waxa uu awoodi waayey in uu ku laabto guriga hooyadii si uu ula heshiiyo, ilaa uu raadsadey odayaal diimeed iyo shakhsiyaad caan ah oo deegaankiisa ka tirsan, si ay u dhex galaan isaga iyo hooyadii, kuwaa oo ugu danbayntii ku qanciyey Cali hooyadii in wiilkeedu aanu isagu Xamsa dilin, isla markaana arrinta oo dhami ay ahayd mid lagu jilaayo filim taariikhi ah.
Открыть в TelegramJilaaga reer Liibiya ee filimka "The Message" ama fariinta ku jilaayey doorka "Waxshi". Waa muwaadin u dhashay dalka Liibiya oo lagu magacaabo Cali Saalim Gadaara, kaas oo filimka "The Message" ama fariinta ku jilay doorka Waxshi oo ahaa ninkii diley Xamsa Ibnu Cabdulmuddalib "Ilaahay haka raali nodo'e" oo ahaa Nebi Muxammed "scw" adeerkii. Waxaa la sheegaa Gadaara in aanu ahayn jilaa hore u soo jilay filimada, balse uu ahaa farsamo-yaqaan koronto oo ka shaqaynaayey hoteelkii uu deganaa Mustafa Al-Caqaad oo ahaa agaasimihii filimka "The Message". Al-Caqaad ayaa Cali Saalim Gadaara u doortay in uu filimka kaga qayb galo doorka Waxshi, inkasta oo uu Cali aad uga war-wareegey in ogolaado qaadashada jilida doorka Waxshi oo ahaa ninkii Xamse dilay, haddan ugu danbayn wuu ogolaaday, sidoo kale waxaa la sheegaa in Cali Saalim Gadaara hooyadii oo ahayd qof da' ahi ay ka eridey guriga, ka dib markii ay aragtay muqaalka isaga oo Xamse dilaya, muuqaalka oo ka mid ahaa muuqaallada ugu caansan filimka.
Открыть в TelegramWaan ogahay inay jiraan dad kale laakiin anigu ma doonayo qof kale waxan doonayaa kaliya adiga Xitaa markaad murugooto xitaa markaad qaladaad sameyso xitaa hadaanan aqbali karin mararka qaarkood Sikas taba waan kuu rabaa adiga 💏❤💯💯 #DR_Ak
Открыть в TelegramSheekh Khaalid Raashid wuxuu dhiigiisa la dhaqaaqay aflagaadadii ay Denmark u geysatay Nabiga scw, wuxuuna soo jeediyay khudbadiisii caanka aheyd ee "Yaa Umatu Muxamed" waa khudbadii ugu caansaneyd ee qarnigaan sheekh ka jeediyo Minbarka Masaajidka, wuxuuna Sheekh Khaalid ku taliyay in xiriirka loo jaro Denmark sidoo kalana safaaradooda albaabada loo laabo. Balse reer Aala Sacuud waxay abaal uga dhigeen xabsiga, sanadkii 2005-tii ayaana 15 sano xabsi lagu xukumay, 2020-kii markii la gaaray oo uu mudadaas soo dhameystayna waxaa loogu daray 25 sano kale oo xabsi ah, sidaasna looga dhigay mudo 40 sano inuu u xirnaado (Sidee u leedahay hala xiro safaarada Denmark, sidee ayaadna khudbad ugu hiilineysaa, Nabiga scw). Sheekh Khaalid Allaha kasoo furto cadowga sabab kale uma xirna inta ay Aala Sacuud joogaana ilaa 2045-ta laga gaarayo sidaas ayuu usii xirnaan doonaa, qofkii ku siran Aala Sacuud-na asiga ayay u taalaa.
Открыть в TelegramПереслано из Hal-Abuur cishqaawi🥰
Waayuhu ima dhoowrayaane Maxaan murugooday dhaaxo Maxaan anigoon dhaqaaqin Sidii dhagax meel dhakoobo Habeenku iskii dhammaaday Maxaan dhakafaar dareemay Dhafoorkana gacanta saaray Oo ay dhibic roob sideeda Ilmadu dhabankayga qoysay Dhulkana ku habiiraqeeysay Adduunyada dheelligeeda Dhallaankiyo ruuxa dhoohan Waxey u arkaan dhayeele Ninkii leh garaad dhammeysa Maxay u dhigtaa cibaaro Haddaa tahay ruux dhuroobay Amana hadafkii dhaboobay Dhigaal inta kaa dambeyso Dhabbaha guushuu tilmaamo U reeb dhaxal waaye weyne .......... Jacaylkaan kuugu dhaartay Waxaan dhigay iil dhexdiise Muxuu wacadkii dhantaalmay Hankeygina dhaawac gaaray Qalbigi ku dhaweystay eedyay Indhihi ku arkaan dhaliilay Dharbaaxay afkii dhawaaqay Dartaa u dhigaayay maanso. Hal-Abuur Cishqaawi
Открыть в Telegram*“Ruux aad ka cad goosan karin hadduu ciil kubada calooshaa laga xirtayaa. #Dr__Ak
Открыть в TelegramYa rabb Hadaad igu kalifto inaan qof jeclaado. waxaan rabaa qofka saxda ah ee ila jiri doona fid dunya wal akhirah.❤️🥀 #subax ____wngsn #Dr__Ak
Открыть в Telegramasturnaan iyo asluub wanaag waa mida aan dumar ka oo dhan kaaga doortay deeq waxaa igu filan inta aad i dabiibeysid maba jirto sifo aan kugu tilmaamo waayo dahabka iyo dheymanka adigaa iga muhiim san🫂🫀🔐 👩❤️👨❤️👍 #Dr_Ak
Открыть в Telegram39 sano ayuu xabsi ku jiray, isagoo aan dilkaas gelin💔 Sanadkii 1987 ayaa ninkan loo xiray dil uusan geysan. 39 sano ayuu xabsi ku qaatay, isagoo sannado badan sugayay in ugu dambayn la ogaado xaqiiqada iyo inuusan ahayn qofkii dilka gaystay.💔 ugu dambayn, xabsiga waa laga sii daayay kadib markii la xaqiijiyay inuusan ahayn qofkii dilka gaystay. Waxaa la siiyay $1 milyan oo dollar oo magdhow ah. Laakiin hal milyan oo dollar ma soo celin karto 39-kii sano ee uu ku waayay xabsiga… dhalinyaranimadiisii, xorriyaddiisii iyo sannadihii uu qoyskiisa la qaadan lahaa.💔🤔 #xigasho
Открыть в TelegramXeerka Adkeysiga Naftayda Noloshu mar walba ma aha deganaan iyo cimilo wanaagsan; mararka qaar waxay keentaa duufaanno, caqabado iyo waqtiyo adag oo qofka tijaabiya. Laakiin xeerka aan naftayda u dejiyey waa inaanan oggolaan in dhibaato kasta ay iga leexiso jidka aan doortay. Duufaantu waxay ruxi kartaa geedaha, balse ma go’aamiso halka ay xididdadu ku qotomaan. Sidaas oo kale, caqabaduhu way i ruxi karaan, laakiin ma beddeli karaan go’aankayga. Waxaan baranayaa inaan adkaysto marka wax walba iga soo horjeedaan, inaan sii socdo marka waddadu adkaato, oo aan rumaysto naftayda marka dadka kale shaki muujiyaan. Duufaantu ha xoog badnaato, dabayshuna ha dhinac kasta iga soo dhacdo, haddana ma jeedsanayo. Waxaan ogahay in xoogga dhabta ahi uusan ahayn inaanan waligey jabin, balse uu yahay inaan mar kasta dib u istaago oo aan jidkayga sii wato. Duufaantu way iman kartaa, laakiin aniga jidkayga iga leexin mayso. #Xigasho
Открыть в Telegram#Hablaha Dunida Joogana 💙 Haddii i La Isku Wada Daro 💙 Adaa Igala Door Roon 🌼 Naftu Wey Ku Doontoo 🕊️ Dawaydeydi Baa Tahey 💚 Doogti Chacey lKana 🌿 Hada Waanu Darisnoo 🤍 Dalanbaabi Baan Ahay 🥹 KalkaceyI Daradaa 🎁 Deeqay Imaanshee 🌧️ Dhibic Iyo Daruur Iyo ☁️ Duufaanno Igu Kici 🌪️ Hadba Waan Danqanayaa 💗 Dibnaheygu Hadalkii 💋 Awgaa Bey U Daayeen 🌙 Waxaan Doonayaa Nolol 💕 Iyo Iney nu Darisnaa 🏠 Dabab Iyo Aroos Iyo 👰 Inaan Wada Dakeenaa 💐 Dubaaqeyga Ku Hayaa 💗 Adna Deeqo Luul ay 🌺 Faadumo Dugsiiyay 🪑 Ruux Kuu Darna an Jiray ❤️ Waa Loo Daraadaa 🙏 Damiirkaga Yey Galin 👑 Waku Dan Sheegtaye 💙 Adna Heygu Sii Digan 🥺 #Dr_Ak
Открыть в TelegramHaku Barto Noloshu Marka Aad ooyeyso Inaad Meel qarsoon Ku Dhameysto Ooyintada.😪💔 #Dr_Ak
Открыть в Telegram